Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxaa geeri naxdinleh ay ku timid marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW

marxuum rooble foodeey gaabow Dadka loo tacsiyeeynaayo : Xaaji Dool iyo Dhamaan reer foodeey gaabow Dadka tacsiyeeynaayo : Ugaas maxamuud cali ugaas Muxudiin Xasan Afrax Xuseen Caraale Axmed Daaci Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar finish) Prof.Carabow Ibrahim Nuur Shiiq cabdino shiiq Abukar Gacal Sheik Nuur cali dukade Macalin Cumar Macow Macalin xassan cumar ow cali Toxobow taakow Xasan maxamuud tooxow Cali axmed sineey iyo Axmed Xasan Yalaxow

 

dhamaan dadkani waxay tacsi udirayaan  dhamaan eheladii iyo qaraabadii uuka geeriyooday allaha unaxariistee marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW  waxaana si gaar ah looga tacsiyadeynayaa  XAAJI DOOL IYO DHAMAAN REER FOODEEY GAABOW

 

WAXAYNA RABIGA AWOODA SARE LEH UGU BARYAYAAN INUU JANADII FARDOWSA AHAYD KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN

Cabdinaasir Yuusuf Macallin Xuseen

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply