Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maryan Muuse Saleebaan oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 25-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Buuhoodle ee maamulka Khaatumo, ALLE ha u naxariistee Marxuumad Maryan Muuse Saleebaan oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Faarx Gucuri.

Jaaliyada reer Boston ayaa tacsi u diraya Bile Faarax Gucuri oo ka mida Jaaliyda reer Boston, waxaana leenahay dhamaantayo Samir iyo IIMMAAN ilaahay hakaa siiyo Hooyo adiga iyo Qoyskiinaba. Bahda Ceegaag iyo Jaaliyada Khaatumo ee reer Boston waxay iyaguna si khaasa tacsi ugu dirayaan Reer Faarax Maxamuud Colujoog iyo reer Muuse Saleebaan waxana leenahay Samir iyo IIMMAAN ilaahay ha idinka Siiyo Geeridu waa Xaq  e’ . Marxuumad Maryan Muuse Saleebaan ilaahay Janadii Fardowso ha ka waraabiyo AAMMIIN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply