Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 72)

Khudbadihii Golaha Dhaqanka ee Khaatumo & Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo MD Caga Lule Daawo(Wariye Axmed Maxamed Nadiif)

Khudbadihii Golaha Dhaqanka ee Khaatumo & Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo MD Caga Lule Daawo(Wariye Axmed Maxamed Nadiif)

Magaalada Buuhoodle oo Maalintii Shalay lagu Caleema Saaray Garaadka Guud ee Gobolka Cayn Garaad Cabdirisaaq Garad Soofe ayaa dadkii Madasha ka Hadlay Waxaa ka mid ahaa Golaha Dhaqanka ee Maamulka…

Madal laysku arkay Beesha Axmed Garaad oo ku caano shubatay Garaad Magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Khaatumo State

Madal laysku arkay Beesha Axmed Garaad oo ku caano shubatay Garaad Magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Khaatumo State

Waxaa dhawaanadan ka socotay Magaalada Buuhoodle qabanqaaabada ay beesha Axmed Garaad doonayeen inay ku caleemo saartaan Garaadka u badalilahaa Alle Ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Duraan oo dabayaaqadii…

Erdogan welcomes Abbas in Ottoman Empire style ceremony

Erdogan welcomes Abbas in Ottoman Empire style ceremony

A grand reception in the likes of the Ottoman Empire has welcomed Palestinian Authority President Mahmoud Abbas to Anakara, as Turkey resurrected images of past warriors to greet the foreign…

Sawirada Xaflad lagu soo dhaweynayay Boqor Burhaan Boqor oo Oslo Norway ka dhacdey

Sawirada Xaflad lagu soo dhaweynayay Boqor Burhaan Boqor oo Oslo Norway ka dhacdey

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa si wayn usoo dhaweeyey boqor Burhaan Boqor Muuse oo booqasho ku jooga Dalkaas, Xaflada oo xalay ka dhacdey Magaalada Oslo ayaa waxaa kasoo qayb…

Xaflad loo qabtay dhamystirka dhismaha Machadka Diiniga ah ee Degmada Ceegaag

Xaflad loo qabtay dhamystirka dhismaha Machadka Diiniga ah ee Degmada Ceegaag

Magaalada  Ceegaag oo ka tirsan Gobolka Sool , waxay Laascaanood Kaga Beegan tahay dhinaca Koonfur galbeed Waxayna u jirtaa 120 Km Waxaa  la aas aasay Sanadkii 2006 Wixii Ka danbeeyey Sanadkaana…

Nabadgalyadii Ceerigaabo oo Cereldheer kasii Shalwanasa(Naaleye Axmed-vs- Habaryoonis)

Nabadgalyadii Ceerigaabo oo Cereldheer kasii Shalwanasa(Naaleye Axmed-vs- Habaryoonis)

Kadib Riditaankii la riday dawladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 dii ayaa waxaa tacadiyo aargoosiya ka geystay deegaanada Gobolka Sanaag jabhada SNM oo markaa gacanta ku dhigtay Gobolada Waqooyi Galbeed, Awdal…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u Fadhiisatay Imtaxaanaadkii Simisterka 1aad

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u Fadhiisatay Imtaxaanaadkii Simisterka 1aad

Maanta oo ay taariikhdu  ku beegantahay 03/01/2015 waxaa ka bilowday dhamaan xaruumaha ay jaamacadda muqdisho ku leedahay magaalada muqdisho imtixaankii simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2014-2015ka iyadoo ay subax iyo…

Madaxweyne Siilaanyo iyo Suldaan Wabar oo hanjabaado hawada isu mariyay. Daawo

Madaxweyne Siilaanyo iyo Suldaan Wabar oo hanjabaado hawada isu mariyay. Daawo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Suldaan Wabar ayaa warbaahinta isku dhaafsaday hadalo kulkulul kadib markii madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay Suldaanka inuu yahay shaqsi qaran dumis ah sheegna in ay gacan…

Hambalyo Dhalasho: Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden oo wiil ugu dhashay magaalada Jabuuti.

Hambalyo Dhalasho: Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden oo wiil ugu dhashay magaalada Jabuuti.

Waxaa shalay oo bishu ahayd January 1st sanadka cusub ee 2015 wiil ugu  dhashayMagaalada jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Djibouti Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden, wiilkaas oo loo bixiyay…

Koorsada Horumarinta Ubadkaaga

Koorsada Horumarinta Ubadkaaga

  Marka ay taariikhdu tahay January 6-8, 2015, Ustaad Ismaaciil Miicaad ayaa magaalada Boston, MA ku qaban doona (inshaa’ Allah) “Koorsada Horumarinta Ubadkaaga.” Waa koorso waalidiinta loogu talo galay. Goobtu…

Qulqulada Saaxo Kurtumood oo aanu Kawaraysanay Oday-Aqoonyahan Nageeye (Dhagayso)

Qulqulada Saaxo Kurtumood oo aanu Kawaraysanay Oday-Aqoonyahan Nageeye (Dhagayso)

Magaalada Saaxo ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ka bilowday mashruuc ah Qoriga dhig Qalinka qaado, taasoo sababtay in qurbojoogda deegaanku ku dhiiradaan inay maalgaliyaan iyaga oo ka bilaabay mashaariic horumarineed…

MEHRIJAANKII AFRAAD EE AGOONTA QATAR CHARITY OO LAGU QABTAY MUQDISHO

MEHRIJAANKII AFRAAD EE AGOONTA QATAR CHARITY OO LAGU QABTAY MUQDISHO

Bandhig ama mehrijaan loosameeyey qaar kamid ah agoonta Qatar charity oo gaarayey inkabadan 1,500 kun iyo shanboqol  ookamid ah 9000 sagaalka kun ee agoon ah ee ay xanaanadeeda ay hayso…

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo markale isu sharaxay Madaxwaynenimada Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya(Galmudug)

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo markale isu sharaxay Madaxwaynenimada Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya(Galmudug)

Shir heer qaran ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, shirkan ayaa lagu soo bandhigay musharaxnimada Cabdi Qaybdiid tasoo…

Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  December 25th  sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Jabuuti ee wadanka Jamhuuriyada Jabuuti Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf. Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha…

Waxaan idiinku Bishaa reenanaa Jaaliyada Boston iyo Agagaarkeeda in La helay Meel Masaajid Inoogu Dhaw

Waxaan idiinku Bishaa reenanaa Jaaliyada Boston iyo Agagaarkeeda  in La helay Meel Masaajid Inoogu Dhaw

Kadib markii aan aragnay baahida inoo haysa Masaajid la’aanta inagu haysata magaaladan Boston, Kadib markii ay Maryan Gaas uga dhawaaqday Muctamarkii hada lagu qabtay English High in loo baahan yahay…

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid

Kulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa ka koobnaa ayuu ajendihiisu ka koonbaa sided qodobo oo ay…

Jabhada Xoraynta Awdal oo Digniin Culus u jeedisay Horgalada Gadabuursi ee u shaqeenaya Maamulka Somaliland

Jabhada Xoraynta Awdal oo Digniin Culus u jeedisay Horgalada Gadabuursi ee u shaqeenaya Maamulka Somaliland

Dhaqdhaqaayada milatari ee kacdoonka shacbi ah ayaa ka bilowday deegaanada Awdal State of Somalia ka dib markii ay dantooda ka dhex arki waayeen Maamulka Somaliland oo ay wax ka dhisteen…

Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka socday Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay, iyada oo laga soo saraay qodobo lagu heshiiyay.…

Sulaadiinta beelaha Jibril Muuse AFGUDUUD iyo Cisman Guulo oo ka mid noqday ciidamada Suldaan Wabar

Sulaadiinta beelaha Jibril Muuse AFGUDUUD iyo Cisman Guulo oo ka mid noqday ciidamada Suldaan Wabar

Suldaankan ooqoriga qaatay kana tanaasulay darajadii Suldaanimo ayaa waxa uu meesha kasaaray in Awdal State Gorgortan ka galo. waxa uu yidhi Anagu ma nihin jabhad ee waxaan nahay askar suldanka…

OGAYSIIS: SHIRKA GABDHAHA KHAATUMO EE AXADA 12/21/2014_

OGAYSIIS: SHIRKA GABDHAHA KHAATUMO EE AXADA 12/21/2014_

Waxaa dhamaan gabdhaha reer Khaatumo la ogysiinayaa inuu jiro shir is waraysi oo telefoonka ah; Waxaa inagala  soo qaybe gelidoonaan. Qaar  ka mid aha ismadeena,  madexdeena, gaar ahaan  gabdhaha  madaex …