Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  December 25th  sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Jabuuti ee wadanka Jamhuuriyada Jabuuti Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf.

Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka, Ehelada, Asxaabta arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO AAMIIN…….

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply