Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 70)

Ra’iisul wasaare Cumar oo ka qeybgalay Salaadda Janaazada Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Bari Bari

Ra’iisul wasaare Cumar oo ka qeybgalay Salaadda Janaazada Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Bari Bari

Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safirkiikii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo 27 ka bishan ku geeriyooday weererkii ka dhacay Hoteelka Maka…

Gerenal Morgan oo Lagu Wareystey Madasha#60 iyo Cali Xaraare oo Su’aalo Xasaasi Weydiiyey “Ciil Iyo Murugo Waxaa iigu Filan Waxqabad la’aanta Dowlada”

Gerenal Morgan oo Lagu Wareystey Madasha#60 iyo Cali Xaraare oo Su’aalo Xasaasi Weydiiyey “Ciil Iyo Murugo Waxaa iigu Filan Waxqabad la’aanta Dowlada”

Jeneral  Moorgan ayaa kahadlay sida uu u arko maamulka Jubaland, isaga oo faahfaahiyay sababaha u dagaalka uga galay deegaanada Jubooyinka. Jeneralka ayaa ku tilmaamay siyaasada Soomaaliya ay ku galingalimaysatay dalka…

Roobabkii Dayrta oo ka curtay Ceegaag iyo Nawaaxigeeda

Roobabkii Dayrta oo ka curtay Ceegaag iyo Nawaaxigeeda

Roobab Mahiigan ah ayaa biyo dhigay deegaanada Ceegaag iyada oo ay duunyada iyo Dadkubba ku Qabowsadeen. Deegaanada Ceegaag ayaa waxaa ka jirtay Abaar Ba’an taasoo ay dadku aad u Isticmaalayeen…

Dhageyso: Waxa kala Qabsadey Xil. Mohamed Bulqaas VS Ali Xaraare iyo Madasha#60 Xog badan daaha looga rogey

Dhageyso: Waxa kala Qabsadey Xil. Mohamed Bulqaas VS Ali Xaraare iyo Madasha#60 Xog badan daaha looga rogey

Warysigan oo dhinacyo badan taabanayay ayaa waxa uu muu jinayay heerka masiireed ee ay ka taagan yihiin Siyaasiyiinta Harti ama Samaroon ee ku dhex milmay Maamulka Somaliland. Dhagayso….Xil. Mohamed Bulqaas…

Daawo Video Soomaalida Minnesota oo kacdoon dhigay iyo gabdho Somaliyeed Oo ISIS loogu yeedhay

Daawo Video Soomaalida Minnesota oo kacdoon dhigay iyo gabdho Somaliyeed Oo ISIS loogu yeedhay

Qaar kamida waalidiinta Soomaalida ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin fool xumo badan oo lagula kacay gabadho ay dhaleen kuwaasi oo dhiganayey dugsi, waxayna sheegeen inay ilaa heer maxkamad gayn…

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Wasiirka gaadiidka Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis dhanka duulimaadka ah oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo dowlada Qatar, isagoo sheegay in heshiiskani uu…

Kornayl: Bare Hiiraale oo waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya lagula yeeshay Madasha 60

Kornayl: Bare Hiiraale oo waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya lagula yeeshay Madasha 60

Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo aan waxba laysula hadhin ayaa waxaa lagula yeeshay xalay Madasha 60-ka Kornayl Barre Hiiraale, Waraysigaa oo uu qaaday Wariye Cali Xaraare uuna isku duba riday…

Bulshada Rayidka iyo Warbaahinta oo ka wada Hadley Kaalinta kaga aadan Horumarinta Dalka.

Bulshada Rayidka iyo Warbaahinta oo ka wada Hadley Kaalinta  kaga aadan Horumarinta Dalka.

Aqoon Iswaydaarsiga oo ay soo Agaasimeen Hay’adda Internews iyo Jaamacada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Ururada Bulshada Rayidka qaybahooda kala duwan, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Bahda Warbaahinta Muqdisho.…

Suldaan Abdicasiis Beyle oo Wareysi Cajiib ah Siiyey Madash #60 Ayaa yiri “Qofna Kuma Riyoonkaro in Mudug Lakala Jaro”

Suldaan Abdicasiis Beyle oo Wareysi Cajiib ah Siiyey Madash #60 Ayaa yiri “Qofna Kuma Riyoonkaro in Mudug Lakala Jaro”

Suldaan Abdicasiis Omar Daad (Suldaan Beyle)  oo ah Suldaanka Beesha Darood ahna Gudoomiyaha dhaqanka Somaaliyeed ergada fadhida shirka maamul usameynta gobalada dhexe ee hada kasocda degmada cadaado ee gobalka galgaduud…

Maamulka Puntland oo ku dhiiraday inuu wadahadalo lagalo Maamulka Khaatumo

Maamulka Puntland oo ku dhiiraday inuu wadahadalo lagalo Maamulka Khaatumo

Shaqsi aad uga ag dhow aqalka looga arimoyo maamulka Puntland oo la soo xidhidhiidhay shabakadan Ceegaag ayaa noosheegay in uu Maamulka Puntland Doonayo inuu wadahadalo lagu soo af jaroyo xurgufta…

Maxkamada Sare Ee Dalka Mareykanka oo Diiday Dacwadii Loo Haystay Cali Samatar

Maxkamada Sare Ee Dalka Mareykanka oo Diiday Dacwadii Loo Haystay Cali Samatar

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniintii diiday inuu horjoogsado dacwad ay gudbiyeen koox ka mid ah Soomaalida ka dhan ah Raysal wasaarahii hore ee doonaya in ay qabtaan isaga ayaa…

Madasha #60 ka: Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac iyo ka goynta Waqooyiga Mudug Maamulka Puntland

Madasha #60 ka: Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac iyo ka goynta Waqooyiga Mudug Maamulka Puntland

Shirka maamul u samaynta ee gobolada dhexe ee Soomaaliya oo arinteeda lagaga waraystay masuuliyiin kala ah Cabdiwali Suldaan Muuse Shire(Dhamuuke), Sacdiyo Jaamac iyo Amiir Shucayn Jaamac. Maamulka Puntland oo ku…

XOG Ey kubixiyeen Madasha #60 Prof. Xaamud Masheeye iyo Prof. Abdirashid Hambuse ” Waa Dhamaadey Waqtigii Kolkoolin Jirey Somalilad

XOG Ey kubixiyeen Madasha #60 Prof. Xaamud Masheeye iyo Prof. Abdirashid Hambuse ” Waa Dhamaadey Waqtigii Kolkoolin Jirey Somalilad

Prof. Xaamud Ali Maasheeye oo ah aqoonyahan somaaliyeed isla markaana kasoo qabtey xilka wasiiru-dowlahii wasaarada arimaha dibada dowladii kumeel gaarka aheyd ee Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Jaaliyada North America ee…

Wadahadaldii Turkiga oo Burburay

Wadahadaldii Turkiga oo Burburay

Iyada oo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaal ka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, iyadoo laga shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka…

Maamulka Khaatumo oo ugubaaqay qurbajoogtooda inay soo taakuleeyaan…

Maamulka Khaatumo oo ugubaaqay qurbajoogtooda inay soo taakuleeyaan…

Shacabkii ka barakacay deegaanada ay  isku hirdiyaan Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliand.  Deegaanadaa oo ku xeeran Saaxdheer Caaasimada ku meel gaadhka ah ee Khaatumo. Wasiir ku xigeen ka Arimaha Gudaha…

Daahir Calasow oo kaga giriiriyay madasha 60 ka ee falaqaynta Siyaasada Soomaaliya

Daahir Calasow oo kaga giriiriyay madasha 60 ka ee falaqaynta Siyaasada Soomaaliya

Wariyaha caanka ah Dahir Abdulle Alasow oo ah suxufi madaxbanaan isla markaana kamid ah abwaanada soomaaliyeed ayaa habeenkii xaley ee Taariikhdu aheyd February 26, 2015. siiyey Madasha #60 wareysigii sanadlaha ahaa aadna…

Buba-3: Maxamed Mataan M Ducaale oo u jawaabay Abwaan Axmed Sheekh Heelaale

Buba-3: Maxamed Mataan M Ducaale oo u jawaabay Abwaan Axmed Sheekh Heelaale

Garab adhi dal lagu iibsaday ma’arag haatan ka horoobe(Heelaale)Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale!!! Jawaab tu waa Buuhoodle lamasoo galoo dunida waa gaara ………… Daawo Ceegaag.com…

Muslimiinta Berma oo gumaad ba’an lagu hayo

Muslimiinta Berma oo gumaad ba’an lagu hayo

Muslimiinta dalka barma ayaa waxaa gumaad ba’an ku haya Buudhiistayaasha tasoo aan aduunku wax hadal ah ka oranin Ceegaag.com…

Madaxweynaha(DFS) Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha(M-Khaatumo) Galaydh oo ku kulmay Villa Somalia

Madaxweynaha(DFS) Xasan Sheekh iyo  Madaxweynaha(M-Khaatumo) Galaydh oo ku kulmay Villa Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Galayr. Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr oo ay weheliyeen mas’uuliyiin reer Khaatumo ah ayaa…

Warbixin: Kulankii Boston

Warbixin: Kulankii Boston

Fiidkii ay bisha February ahayd 21, sanadka 2015 ayaa Xarunta Cabral ee Jaamacadda Northeastern waxaa lagu qabtay kulan suugaaneed loogu magacdaray, “Hidde iyo Dhaqan.” Kulankan, oo ay si heer sare…