Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 69)

Ku nasashada Sabtida Gabay ku socda Bulshada Soomaaliyeed Q:Maxamuud Cadar

Ku nasashada Sabtida Gabay ku socda Bulshada Soomaaliyeed Q:Maxamuud Cadar

Gabygan oo nagu soo gaadhay dhinaca aalada FB ga ayaa waxaa tirinaya shaqsi ka doorbiday in labarto magaciisa in gabayga Soomaali wax uGu sheego si ay u dhageestaan Gabayga oo…

Daawo Cajalad laduubay isla daqiiqadii uu dhacay Qaraxii Muqdisho April 21, 2015

Daawo Cajalad laduubay isla daqiiqadii uu dhacay Qaraxii Muqdisho April 21, 2015

Daawo Cajalad lagu duubay Qaraxii Shalay ee lagu  Qarxiyay Maqaaxi caan ah oo kasoo horjeeda Centeraal Hotel ee Magaalada Muqdisho.  Cajaladan ayaanan lahay magaca shaqsiga Duubay Balse aan uga mahad…

Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal Oo Talooyin Ka Soo Jeediyay Shaqaaqadii Taleex

Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal Oo Talooyin Ka Soo Jeediyay Shaqaaqadii Taleex

Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Cabdirisaaq Lafoole ayaa baaq nabadeed ka soo saaray shaqaaqadii ka dhacday degmadda taariikhiga ah ee taleex, wuxuuna ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee taleex joojinta colaada islamarkaana…

Yaa ugu jira Beesha Liibaan-Geshe Harti baarlamaanka Jubaland? Cidna!!

Yaa ugu jira Beesha Liibaan-Geshe Harti baarlamaanka Jubaland? Cidna!!

Afhayeenka beesha Liibaan-Geshe Harti oo dhaliil usoo jeediyeye odayaasha dhaqanka ee hogaanka Hartiga.  Afhayeenka ayaa sheegay beesha Liiban-Geshe oo ah   beeraleey iyo xoolo dhaqato nabadda iyo wada noolasha jecel ee deegaanka…

Gunaanadka xafladii Minnesota ee beesha Siciid Harti ku soo dhaweesay Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse

Gunaanadka xafladii Minnesota ee beesha Siciid Harti ku soo dhaweesay Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse

Xaflad kamida xafladiihii lagu maamuusay Boqorka Daarood oo baryahan safar xog ururin ah ku maraya waqooyiga America ayaa wiigii hore waxaa casuumay Beesha Siciid Harti  jaaliyadeeda ee ku dhaqan Minnesota,  hadaba…

Jaaliyada reer Boston oo diyaargaraygii ugu danbeeyay ugu jira xaflada xogwaraysiga ah ee Soodhaweenta Xildhibaankooda Sandheere

Jaaliyada reer Boston oo diyaargaraygii ugu danbeeyay ugu jira xaflada xogwaraysiga ah ee Soodhaweenta Xildhibaankooda Sandheere

Axadan 19th April, 2015  waxaa aqalka marti sharafta  ee  Lombardo’s ka dhacaya xaflad ay Jaaliyada reer Boston u dhigayaan Xildhibaan Abdulkadir Mohamed Aden (Sandheere) saacadu markay tahay 6:30PM to 11:30PM…

TACSI TIIRAANYO LEH

TACSI TIIRAANYO LEH

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, anigoo ku hadlaya magaca bahda ceegaag.com iyo kaygaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya Ilma Saleban Dacar. iyo ehelka iyo qaraabada ay kabaxday Marxuumad…

Ugaaska Guud ee Hartiga Jubaland oo ka oo ka hadlay sabata ay uga baxeen Shirka Baarlamaan u samaynta Jubaland

Ugaaska Guud ee Hartiga Jubaland oo ka oo ka hadlay sabata ay uga baxeen  Shirka Baarlamaan u samaynta Jubaland

Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Xuseen Ugaas Baqow ayaa shaaciyay inuusan Cad quudheed u qaadi Karin Beesha Harti ee ku dhaqan Jubooyinka. ugaaska oo manta la hadlay warbaahinta ayaa soo…

Maxaa Jaamacadda Nugaal U qabsoomey Guud ahaan, Gaar ahaan sanad dugsiyeedkii tagey: Waa maxay qorshaha dhow iyo kan fog?

Maxaa Jaamacadda Nugaal U qabsoomey Guud ahaan, Gaar ahaan sanad dugsiyeedkii tagey: Waa maxay qorshaha dhow iyo kan fog?

Horudhac Iyadoo fekerka iyo riyadii aasaaska jaamacadda Nugaal ay ahayd 1999. Iyadoo furitaanka jaamacaddu uu aha iskaashi dhex marey waxgaradka deegaanka iyo qurba joogta u dhalatey deegaanka. Iyadoo 11 sano…

Soomaaliya waxa qaatay Itoobiya Haygaysa, Bosaso, iyo Muqdisho by Faarax Macalin

Soomaaliya waxa qaatay Itoobiya  Haygaysa, Bosaso, iyo Muqdisho by Faarax Macalin

Warar uu ka jeediyay Maalintii Afka hooyo ee Soomaaliga oo aanu horay u sii daynay ayaa maanta taagan, Faarax ayaa sheegay in Soomaaliya ay Soomaalidu ka dabargo’idoonto isga oo shaaciyay…

HAMBALYO AROOS

HAMBALYO AROOS

Waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayna Arooska iyo aroosada kala ah Axmed Xusen Isxaq iyo Shamso Mustafa Saleban, oo aqlgalkoodu kadhacay UK, waxaanu leenahay reerkii lagu nastee lagu nagaaday allaha…

Farmaajo oo ka hadlay Amniga Dalka iyo dhismaha Ciidanka Qalabka sida(R-Kulmiye)

Farmaajo oo ka hadlay Amniga Dalka iyo dhismaha Ciidanka Qalabka sida(R-Kulmiye)

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ah nin wadani dhab ah, kaa soo ay umada Soomaaliyeed sugayaan inuu Hogaanka u qabta Marlabaad siiba Sanadka 2016 iyadoo taasi soo dadajin doonto in dalku…

Madasha 60-ka Qaybta Kowaad Prof. Abdirahman Badiyow VS Ali Xaraare” Dalka Somalia Waa Beec, Shirkad Kaliyaa iibsan Karta

Madasha 60-ka Qaybta Kowaad Prof. Abdirahman Badiyow VS Ali Xaraare” Dalka Somalia Waa Beec, Shirkad Kaliyaa iibsan Karta

Waxaa waraysi xalay lagula yeeshay madasha Lixdanka Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Cabdiraxmaan Baadiyoow oo ka mida xisbiyo siyaasadeed isu tagay oo ka dhismay Soomaaliya. Dhagayso: Cabdiraxmaan Baadiyoow Madahsa 60-ka Ceegaag.com…

Muxuu Aadan Baqow ka yidhi 2012 Arimaha Cakiran ee Jubaland

Muxuu Aadan Baqow ka yidhi 2012 Arimaha Cakiran ee Jubaland

Daawo Aadan Baqow oo warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubaland sanadkii 2012 isaga oo sii saadaaliyay siyaasasada is sudhan ee maamulka Jubaland la sabaynayo. Samaysankiisuna uusan u suuro galin ilaa iyo…

Fanaan Ahmed Gaashaale oo Wacdaro Kadhigey Fankiisa kusaabsan Madasha#60 “Kooxda TALEEX BAND anigaa lahaa fikirkeeda

Fanaan Ahmed Gaashaale oo Wacdaro Kadhigey Fankiisa kusaabsan Madasha#60 “Kooxda TALEEX BAND anigaa lahaa fikirkeeda

Fanaan Ahmed Abdi (Ahmed Gaashaanle) isla markaasna lagu naaneyso (Ahmed yare) ama (Ahmed Garre) sidoo kalena kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwa ugu codka halaasiga ah leh. kana mid ah fanaaniita…

Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif oo Ka Qeyb Galay Kulan Ka Dhacay Amsterdam oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyadaha Holland

Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif oo Ka Qeyb Galay Kulan Ka Dhacay Amsterdam oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyadaha Holland

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo 2 cisho ku sugan dalka Holland, ayaa shalay Xarunta Jaaliyadda Soomaalida (SOMVOA) ee Magaalada Amsterdam kula…

Waraysiga 60-ka oo lagu waraystay Garaad Cali Axmed Maxamed (Cali Aar) ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Jubaland ay haystaan Itoobiya iyo quwada shisheeye,

Waraysiga 60-ka oo lagu waraystay Garaad Cali Axmed Maxamed (Cali Aar) ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Jubaland ay haystaan Itoobiya iyo quwada shisheeye,

Garaadka ayaa shaaca ka qaaday Siyaasada Kiiniya ee Jubaland, Tan Itoobiya, tan Jabhada Axmed Madoobe ee xooga ku haysata Kismaayo. Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran. Garaad Cali Axmed Maxamed (Cali Aar)…

Beesha Xuseen siciid (Hayaag) oo kulan madaxda Khatumo ugu qabtay Caasimada

Beesha Xuseen siciid (Hayaag) oo kulan madaxda Khatumo ugu qabtay Caasimada

Kulankan oo ay soo qaban qaabisey beesha Hayaag ee ku dhaqan gobolka Banaadir, ujeedadiisuna ahayd isbarasho iyo xog-waran xaalada guud ee Khaatumo ayaa waxaa goob-joog ka ahaa madaxweynaha Khaatumo Dr.…

Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la qaban karo Doorasho Xor iyo Xalaal ah

Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la qaban karo Doorasho Xor iyo Xalaal ah

Madasha Midnmada  iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la qaban karo Doorasho Xor iyo Xalaal ah. Waxaa Magaalada Muqdisho  lagu qabtey Kulan Balaaran  oo ay isugu yimaadeen Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada…

Madasha 60-ka oo uu Abwaan Xuseen Shire (Ciyaar Jecel) Kago Waramey waxyabihii ku dhaliyay qaarkamida hal abuurka heesihiisa

Madasha 60-ka oo uu Abwaan Xuseen Shire (Ciyaar Jecel) Kago Waramey waxyabihii ku dhaliyay qaarkamida hal abuurka heesihiisa

Abwaan Xuseen Shire Jaamac (ciyaar Jecel) oo kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwa ugu magac weyn sidoo kalane kamid kooxda  fanaaniinta Qeylo Dhaan ayaa wuxuu waraysi Xiiso badan Siiyey barnaamirka fanka…