Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gunaanadka xafladii Minnesota ee beesha Siciid Harti ku soo dhaweesay Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse

Xaflad kamida xafladiihii lagu maamuusay Boqorka Daarood oo baryahan safar xog ururin ah ku maraya waqooyiga America ayaa wiigii hore waxaa casuumay Beesha Siciid Harti  jaaliyadeeda ee ku dhaqan Minnesota,  hadaba nala daawada Gunaanadka xafladaa oo aad u dheereen qaybaheedii danbe iyo qudbadii Boqorka Daarood.

Boqorka ayaa hada kusugan Magaalada Edmonton ee gobolka Alberta Canada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply