Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60-ka oo uu Abwaan Xuseen Shire (Ciyaar Jecel) Kago Waramey waxyabihii ku dhaliyay qaarkamida hal abuurka heesihiisa

Abwaan Xuseen Shire Jaamac (ciyaar Jecel) oo kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwa ugu magac weyn sidoo kalane kamid kooxda  fanaaniinta Qeylo Dhaan ayaa wuxuu waraysi Xiiso badan Siiyey barnaamirka fanka iyo suugaanta ee kabaxa habeenka Sabtida ah Madasha #60, oo ah goob lagu Gorfooyo Siyaasada, Dhaqanka, iyo arimaha bulshada Soomaaliya, Laguna waraysto Siyaasiyiin, abwaanada caan ka ah guud ahaanba dalka Soomaaliya.

Hadaba waxaa xog wareysigaan muhiimka ah layeeshey daadihiyaha barnaajirka fanka iyo suugaanta Ibraahim Shire (Libax backurite) isagoo abwaan Xuseen Shire ka codsadey in uu heesaha badan ey uu qaadey, sida kuwa jacelka ah, heesaha talantaaliga ah, kuwa wadaniga ama dhiiro gelinta ah mid walba dul istaago kana waramo dareenka ey hees walba xambaarsantahey  sidoo kalena miradooha uu kuluuqeeyo si dadka somaliyeed ey u dhuuxaan ujeedada hees walba.

Sidoo kale abwaan Xuseen Shire wuxuu qaadaa dhigey qaar kamid ah heesahiisa kuwa ugu dareenka badan bulshada Soomaaliyeedna ey ugu jecelyihiin sida: CAFIS, MUNA, NAKRUMA, AROOS, TUSMA, DHIIRO GELIN, ,SUXUFI, MAXAA LOO DILEY MARSHAALEY iyo QEYLO DHAAN.

Halkaan kadhaqeyso wareysiga abwaanka oo dhameystiran. Abwaan Xuseen Shire(Ciyaar Jecel)

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply