Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muxuu Aadan Baqow ka yidhi 2012 Arimaha Cakiran ee Jubaland

Daawo Aadan Baqow oo warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubaland sanadkii 2012 isaga oo sii saadaaliyay siyaasasada is sudhan ee maamulka Jubaland la sabaynayo. Samaysankiisuna uusan u suuro galin ilaa iyo Subaxan.

Hadaba shirkan Jaraa’id oo uu siiyay Wariye Axmed Laari ayaa ahaa mid uu ku bidhaamiyay sida ay maamul u dhisid uga hir gali karto Jubooyinka, Aadan ayaa isagu ka mid ahaa Aqoonyahanadii yagleelay Maamulkaa oo haatan la daalaa dhacaya in uu dhisto Baarlamaan tasoo lagu dulmiyay dakii iyagu deganaa deegaanka oo soogalootigii  isku duba ritay inay dadka ku maamulaan deegaanadooda.

Jubaland ayaa haatan u gacan gashay daka ‘U’ Dhashay balse laga faramaroojiyay daka ‘KU’ Dhashay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply