Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyada reer Boston oo diyaargaraygii ugu danbeeyay ugu jira xaflada xogwaraysiga ah ee Soodhaweenta Xildhibaankooda Sandheere

Axadan 19th April, 2015  waxaa aqalka marti sharafta  ee  Lombardo’s ka dhacaya xaflad ay Jaaliyada reer Boston u dhigayaan Xildhibaan Abdulkadir Mohamed Aden (Sandheere) saacadu markay tahay 6:30PM to 11:30PM

Hadaba ha moogaanina Xafladaa xogwaraysigaah ee Jaaliyadu ku soo dhaweenayaan Xildhibaankooda Axadan.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply