Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 71)

Xuska maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaacill Cumar Geelle, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan…

(Maqal) Wareysi Kulul oo Kadhacey Madasha #60 iyo Wasiirada Puntland oo Shaki Kaqaba Wariye Cali Xaraare.

(Maqal) Wareysi Kulul oo Kadhacey Madasha #60 iyo Wasiirada Puntland oo Shaki Kaqaba Wariye Cali Xaraare.

Dr. Bashiir Abdirahman Xaaji Gurhan oo Ah Wasiir-dawlaha Madaxtooyada Puntland u qaabilsan xiriirka gobollada ayaa habeenkii xaley ee taariikhdu aheyd February 18, 2015. siiyey Madasha #60 wareysigii ugu kululaa uu kago waramaayo…

Deeqo Jibriil oo si wayn uga dhex muuqatay Shirka Ladagaalanka Xagjirnimada ee kadhacaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Deeqo Jibriil oo si wayn uga dhex muuqatay Shirka Ladagaalanka Xagjirnimada ee kadhacaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Deeqo Jibriil oo ah Haweenay si aada ugu ololaysa noolaynta dhaqanka Soomaalida xarun wayna ku leh Magaalada Boston ee cariga dalka Maraykanka ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirka ladagaalanka…

Madasha Midnimda Dimoqoraadiyada Soomaaliyeed Gudoomiye u Dooratay Raiisul Wasaarihi Hore Dr Cabdiweli Shiikh Axmed

Madasha Midnimda Dimoqoraadiyada Soomaaliyeed Gudoomiye u Dooratay  Raiisul Wasaarihi Hore Dr Cabdiweli Shiikh Axmed

Kulan  u socdey Laba Maalmood isla markaana looga arinsanayey sidii loo yagleeli lahaa Madal ay ku mideysan yihiin Aqoonyahanka soomaaliyeed , Indheeragaradka , Siyaasiinta, Xisbiyada iyo Kudlooyinkii Baarlamaanka ayaa lagu soo…

Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015

Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Northeastern iyo naadiga BADSO (Barashada Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed) ayaa si wada jir ah u soo agaasimay kulan suugaaneed loogu magacdaray, “Hidde iyo Dhaqan” (ama…

Soomaaliya oo heshay Dawlad TAYO leh

Soomaaliya oo heshay Dawlad TAYO leh

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xukuumadda Ra’isulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ceegaagcom…

Farmaajo uu iftiimiyay madaxwayne Xasan Shiikh inuu ku dhiirado Dibu heshiisiinta.

Farmaajo uu iftiimiyay madaxwayne Xasan Shiikh inuu ku dhiirado Dibu heshiisiinta.

Dhagayso Raysal wasaare Farmaajo oo si fiican u faahfaahiyay sida loo sixi karo habsami usocodka hawlaha Dawladnimo. Dhagayso Waraysi Farmaajo Ceegaagcom…

Naadiga SOMALI PEN oo soo Bandhigey Lab Buug oo qiimo leh oo kala ah AFKA HOOYO U HIILI iyo WAAD GUULEYSAN KARTAA.

Naadiga SOMALI PEN oo soo Bandhigey Lab Buug oo qiimo leh oo kala ah AFKA HOOYO U HIILI iyo WAAD GUULEYSAN KARTAA.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey  isla markaana lagu soo bandhigayey Laba Buug oo ay kala qoreen Cabdulaahi Sheegow Maxamed iyo Sucdi Daahir Diiriye ( Qajaf  weyne) , islmarkaana uu…

Warfa Abdillahi scores 16 in fourth quarter as Charlestown turns back BC High

Warfa Abdillahi scores 16 in fourth quarter as Charlestown turns back BC High

By Christopher Frangolini | GLOBE CORRESPONDENT Warfa Abdillahi scored 16 of his game-high 22 points in the fourth quarter as Charlestown defeated visiting BC High, 65-59, Saturday in a nonconference…

Faisal Hassan win the nomination New Democratic Party candidates, 2015 Canadian federal election in Etobicoke North

Faisal Hassan win the nomination New Democratic Party candidates, 2015 Canadian federal election in Etobicoke North

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Muqdisho, 31 January, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa in…

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Ururka Dhaliyarada qurbo joogta Ceegaag ayaa ka dhisay Goolada Gawaadhida magaalada Dhismasa ee Ceegaag. Hadaba nala daawo Gooladaa oo wali dhisme ku socdo. Ceegaag.com…

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska kaga dhawaaqay urur samafal ah oo la magac baxay Samadoon Foundation. Munaasabadii ku dhawaaqista ururkan ayaa…

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

25 January, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo booqasho rasmi…

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti ku kala saxiixday hishiisyo dhowr ah oo la xiriira horumarinta…

Sidee looga xusay sanad guurada 3aad ee yagleelida Khaatumo, Dalka Noorway..

Sidee looga xusay sanad guurada 3aad ee yagleelida Khaatumo, Dalka Noorway..

Habeenkii ay bishu ahayd 16/01/2015 waxaa magaalada Oslo ee Caasimada wadanka Norway lagu qabtay si weyn loo soo qaban qaabiyey aad iyo aadna looga soo qayb galay waxaana xafladaasi loogu…

Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan oo Muqdisho ka bilaabay Ololaha Dhiirigalinta aqriska iyo Qoraalka (Sawirro)

Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan oo Muqdisho ka bilaabay Ololaha Dhiirigalinta aqriska iyo Qoraalka (Sawirro)

Barnaamijka Ololaha hormarinta Qoraalka iyo Akhriska oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta ay qoreen Qoraayaasha Somaaliyeed ayaa Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan waxa uu bilaabo Olole…

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya. Shirweynahakani lagu daah furayey mashruucani oo ka…

Shirkii Jaaliyadda Reer Kismaayoodka Ee Minneapolis Iyo Dr. Ali Cawaafe

Shirkii Jaaliyadda Reer Kismaayoodka Ee Minneapolis Iyo Dr. Ali Cawaafe

Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota lagu gabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada reer kismaayoodka. Shrikaasoo ay soo qabanqaabiyeen Aden Buqow, Ahmed Mohamed [Dhagah] iyo Abdiyare Ismael Muse. Inkasta oo…

Shir-Saxaafadeed: Puntland iyo Somalilad way Dhagaxdhigan caro Dhulbahante ee Madhisan

Shir-Saxaafadeed: Puntland iyo Somalilad way Dhagaxdhigan caro Dhulbahante ee Madhisan

Waxaa wax lala yaabo ah, in shabakado ku dooda inay u adeegayaan deegaanada SSC ee uu ka arimiyo maamulka Khaatumo State of Soomaaliya ku gafeen shacabkooda loona maleenkaro inay ka…