Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deeqo Jibriil oo si wayn uga dhex muuqatay Shirka Ladagaalanka Xagjirnimada ee kadhacaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Deeqo Jibriil oo ah Haweenay si aada ugu ololaysa noolaynta dhaqanka Soomaalida xarun wayna ku leh Magaalada Boston ee cariga dalka Maraykanka ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirka ladagaalanka xagjirnimada noocyadeeda kala duwan ee ka dhacaya Aqalka cad ee Maraykanka.

Shirkan oo uu isku soo duba riday madaxwaynaha Maraykanka Obama, uu na Gudoominayay Madaxwayna ku xigeenka Joe Biden ayaa waxaa Soomaalida uga qayb gashay deeqo jibriil oo intii shirkaa soconayay ka digasay in aan loo arag ama uusan u eekaan ladagaalanka xagjirnimda mid ku kooban Dhalinta Islaamka, balse lala dagaalamo xagjirnimada noocyadeeda kala duwan.

Waxgardka  Soomaalida ah ee dagan magaalada Boston oo aanu ka waraysanay arimahan ayaa ka digay hadii loo rogo ladagaalnka figradaha guracan,  laguna musuqmaasuqo si loogu Basaaso dadka, in arintaasi keenaso is aaminaad daro soo kala dhex gasha haayadaha amniga iyo shacabka oo taageradoodu aad muhim ugu tahay ka hortaga figaradahaa guracan ee wax u dhimaya nolosha shacabka guud ahaan, gaar ahaana rakaadinaya qoysaska ku tabcay shaqsiyaadka la majaro habaabiyo.


Eng Xuseen Fiin

Boston

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply