Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

(Maqal) Wareysi Kulul oo Kadhacey Madasha #60 iyo Wasiirada Puntland oo Shaki Kaqaba Wariye Cali Xaraare.

Dr. Bashiir Abdirahman Xaaji Gurhan oo Ah Wasiir-dawlaha Madaxtooyada Puntland u qaabilsan xiriirka gobollada ayaa habeenkii xaley ee taariikhdu aheyd February 18, 2015. siiyey Madasha #60 wareysigii ugu kululaa uu kago waramaayo Xaalada Guud ee Dagaanada Puntland State inkastoo hadalka wasiira laga dhandhansanaaye inuu xogaa sas ama buufis ah kaqabey wariye Ali Xaraare balse markii danbe raali geliyey.

Dhagayso Waraysiga Dr bashiir Gurhan

Wasiir Bashiir Abdirahman ayaa waraysigani gaarka ah siiyay Madasha #60 oo ah gole lagu qadaa dhigo siyaasadda iyo arimaha Dhaqaalaha. waana Gole Telefoon wadaag ah(Teleconference) oo furan 24ka saac maalin iyo habeenba, waxaa aalaaba meela kala duwan lagaga soo xidhaa  aqooyanahno,Siyaasiyiin,madaxda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedadaba waxaana la’isku weydaarsadaa aqoon guud iyo tala bixin jogta ah numberka madashuna waa sidaan 712-432-9900 pin #60..

Dr. Bashiir ayaa diidey inuu kajawaabo su’aal aheyd Gobalada SSC ee KHAATUMO maxaa soodhaweyn ah ee aad kala kulantey maadaama aad tahey Wasiir-dawlaha Madaxtooyada Puntland u qaabilsan xiriirka gobollada, balse wuxuu sheegey inuu yahey kaliya Wasiir Puntlnad ah. Hoosha Khaatumana uusan shaqo kulaheyn diyaarna u’aheyn kajawaabida su’aalaha ceenkaas ah.

Sidoo kale waxaa laweydiiyey Beelaha dhistey Puntland markii hore waxey ahaayeen Dad walaalo ah oo kuheshiiyey ineey dhistaan Maamul iyo kalo danbeyn. Dadkaasi waxey ahaayeen Gobalo la’isku Dardarey iyo Qabaa’il wada dhashey oo heshiis wada saxiidey 1998 hadaba adiga reerkiinu Puntland kumajirin Gobalna kumalaheyn sidee kuula muuqataa in aad wasiir hada kaheshey Puntlad halka kuwii wax kasaxiixdey eesan helin wasiir ama Xildhibaan intaba. laakiin Wasiir Bashiir isagoo Qoslaya ayuu kujawaabey in isaga, aabihiis iyo awoowgiis intuba eey kudhashey Garac iyo Gaalkacyo sidaas darteydna uuyahey muwaadin Reer Puntland ah.

Hadaba wareysiga oo dhameystiran halkaan kadhageyso.

Maamulka Madasha #60

Asadnaa Suudi

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply