Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shir-Saxaafadeed: Puntland iyo Somalilad way Dhagaxdhigan caro Dhulbahante ee Madhisan

Waxaa wax lala yaabo ah, in shabakado ku dooda inay u adeegayaan deegaanada SSC ee uu ka arimiyo maamulka Khaatumo State of Soomaaliya ku gafeen shacabkooda loona maleenkaro inay ka hinaaseesan yihiin horumarka Ceegaag oo ay dhisteen oo kaliya Qurbajoogta reer Khaatumo ee ka soo Jeeda deegaanada Hawdka. Waxaa nasoo gaadhayay Warqado ay dadbadani kaga dhiidhiyeen Aflagaadadii ay kula keceen Magaalada Dhismasaee Ceegaag, Balse anaga oo og Siyaasada Guracan ee ka danbeesay Dhagax dhigyadii been-abuurka ahaa ee Puntland iyo Somaliland ka fuliyeen Deegaanada Khaatumo iyaga oo uga faa’ideesanayay Martigalintii ay Maamulka Khaatumo ku marti galisay inay ka soo qayb galaan Caleemo saarka Garaadka Axmed Garaad, Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Duraan.

Hadaba waxaa Shir-saxaafadeed ay kaga hadlayaan irintaa maanta magaalada Buuhoodle ku qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo Maxamuud SH. Xasan Cumariyo iyo Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Khaatumo Axmed Maxamed Xasan (Gacmo yare) iyaga oo u jawaabay cidii ay arintaasi dhibtay ama doonasay inay si khaldan dadka ugu fasiraan

Daawo

Guul Khaatumo

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply