Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sidee looga xusay sanad guurada 3aad ee yagleelida Khaatumo, Dalka Noorway..

Habeenkii ay bishu ahayd 16/01/2015 waxaa magaalada Oslo ee Caasimada wadanka Norway lagu qabtay si weyn loo soo qaban qaabiyey aad iyo aadna looga soo qayb galay waxaana xafladaasi loogu dabaaldegayey sanadguuradii sadexaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay dawlad goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya. Hadaba waxaad nala sii daawataan qaybtan hordhaca ah oo uu nagu caawiyay Aftaag Broduction.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply