Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ugaaska Guud ee Hartiga Jubaland oo ka oo ka hadlay sabata ay uga baxeen Shirka Baarlamaan u samaynta Jubaland

Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Xuseen Ugaas Baqow ayaa shaaciyay inuusan Cad quudheed u qaadi Karin Beesha Harti ee ku dhaqan Jubooyinka. ugaaska oo manta la hadlay warbaahinta ayaa soo af jaray Beentii lagu maaweelinayay shacabka Jubaland iyada oo ay Haatan shacabku iska diideen in Itoobiya u samayso Baarlamaan.

Ugaaska ayaa sheegay in uusan aqbalayn in ninkii dadku u doortaan inuu matalo lasoo daba dhigo kuwo kale oo aan la aqoon waxa ay sababtu tahay. Warar ay ceegaag heshay ayaa sheegaya in Itoobiya doonaso inay la wareegto Jubooyinka iyada oo ay hawshoodaa gadhwadeen ka yihiin Axmed Madoobe, Gen. Fartaag, iyo Darwiish.

Dhagayso hadalkii  Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Xuseen Ugaas Baqow hana u daymo la’aan Warbixinta dadkii markoodii hore Sameeyay Maamulka oo caawa shirya warbixintoodana ay Ceegaag Goobjoog ka ahaan doonto.

Xigasho: Saadaal News

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply