Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

HAMBALYO AROOS

Waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayna Arooska iyo aroosada kala ah Axmed Xusen Isxaq iyo Shamso Mustafa Saleban, oo aqlgalkoodu kadhacay UK, waxaanu leenahay reerkii lagu nastee lagu nagaaday allaha idinka yeelo aamiin

waxaa hambalyadan diraya dadka kala ah

1- Bashir Adam Isxaq

2- Abdifatah Adam Isxaq Gateway

3- Khadar Adam Isxaq

4- Mohamad Adam Isxaq

5- Hawa Adam Isxaq

6- Najma Adam Isxaq

7- Fartun Abdirizak Sahal

iyo dhaman ehelka iyo qarabada  oo aanan halkan magacyadooda ku soo koobi karin

BY CEEGAAG.COM

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply