Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Farmaajo oo ka hadlay Amniga Dalka iyo dhismaha Ciidanka Qalabka sida(R-Kulmiye)

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ah nin wadani dhab ah, kaa soo ay umada Soomaaliyeed sugayaan inuu Hogaanka u qabta Marlabaad siiba Sanadka 2016 iyadoo taasi soo dadajin doonto in dalku ka hoos baxo quwadaha shisheeye ee ku loolamaya Soomaaliyana ay Soomaalidu ka Taliso oo isku tashato. Farmaajo ayaana Ka gaban in loo baahan yahay in la dhiso Ciidamo Qaran taasoo dawladaha Soomaaliya Caawinayaa ka warwareegayaan.

Dhagayso Raysalwasaareheenii hore Dr. Farmaajo oo Radio Kulmiye waraysigan Siiyay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply