Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha #60 ka: Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac iyo ka goynta Waqooyiga Mudug Maamulka Puntland

Shirka maamul u samaynta ee gobolada dhexe ee Soomaaliya oo arinteeda lagaga waraystay masuuliyiin kala ah Cabdiwali Suldaan Muuse Shire(Dhamuuke), Sacdiyo Jaamac iyo Amiir Shucayn Jaamac. Maamulka Puntland oo ku goodiyay in shaqsigii Koonfurta Mudug aada uusan kusoo noqon karin deegaanada Maamulkaa, balse argadii reer Puntland ee tagasay shirka cadaado ayaa ka bilaaabay olole wacyigalin ah oo ay bulshada Waqooyiga Mudug ku dhiiro galinayaan inay ku biiraan maamulka Gobolada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.

Hadaba Xalay oo xogbadan la helay dhagayso waraysigaa laga qaaday sadexda Masuul.  Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply