Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Suldaan Abdicasiis Beyle oo Wareysi Cajiib ah Siiyey Madash #60 Ayaa yiri “Qofna Kuma Riyoonkaro in Mudug Lakala Jaro”

Suldaan Abdicasiis Omar Daad (Suldaan Beyle)  oo ah Suldaanka Beesha Darood ahna Gudoomiyaha dhaqanka Somaaliyeed ergada fadhida shirka maamul usameynta gobalada dhexe ee hada kasocda degmada cadaado ee gobalka galgaduud ayaa marti ku ahaa xaley March 10, 2015  Madasha #60 ka tasoo uu kaga jawaabay su’aalo culculus oo laga waydiiyey xaalada shirka kasocda degmada cadaado meesha uu marayon hada.

 Suldaan Beyle ayaa ka jawaabay Su’aalo ay ka mid ahaayeen. 1. waxaan ognahey in Puntland diidey shirka halkaas kasocda? 2 sidee u ragtaa diidmada maamulka P/land uu diidey in gobalka mudug lawada raaciyo gobalka galgaduud? 3 sidee kuula muuqataa in P/land ey xabsi kuxunto ergadii kasocotey gobalka mudug? Su’aalaas iyo kuwa kale ayuu si layaableh  kajawaabey wuxuuna kunuuxnuuxsadey inuu kamid yahey ergada kasocota gobalka mudug isla markaan wakiil ka ah shacabkiisa Puntland eysan ishor istaagi karin dadka rabitaankiisa isla markaasna eysan aqbalikarin kala goynta gobalka mudug.

Sidoo kale mar laweydiiyey su’aal aheyd adigoo kamid mid ahaa hogaamiye dhaqameydkii somaliyeed oo hada kohor tagey magaalada Hargeisa aad sheegtey in maamulka Somaliland ictiraaftey? maantana aad qeyb kamid ah maamulka Puntland kudareysid gobalka Galgaduud?

Hadaba wareysiga iyo jawaabta oo dhan halkaan kadhageyso. Suldhaan Bayle

Asadnaa Suudi

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply