Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Roobabkii Dayrta oo ka curtay Ceegaag iyo Nawaaxigeeda

Roobab Mahiigan ah ayaa biyo dhigay deegaanada Ceegaag iyada oo ay duunyada iyo Dadkubba ku Qabowsadeen.

Deegaanada Ceegaag ayaa waxaa ka jirtay Abaar Ba’an taasoo ay dadku aad u Isticmaalayeen Labada Ceel ee Magaalada balse haatan uu Roobku Biyo Dhigay Baligii Ceegaag iyo Baragihii Gaarka loo lahaa.

Daawo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply