Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG Ey kubixiyeen Madasha #60 Prof. Xaamud Masheeye iyo Prof. Abdirashid Hambuse ” Waa Dhamaadey Waqtigii Kolkoolin Jirey Somalilad

Prof. Xaamud Ali Maasheeye oo ah aqoonyahan somaaliyeed isla markaana kasoo qabtey xilka wasiiru-dowlahii wasaarada arimaha dibada dowladii kumeel gaarka aheyd ee Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Jaaliyada North America ee Maamulka Khaatumo State  Prof. Abdirashid Hambuse ayaa habeenkii xaley March 3, 2015 kaqeybgaley barnaamijka dooda siyaasada ee kabaxey maalin walba Madasha #60 laguna falanqeeyey fashilkii kuyimid wada hadalkii Somaliya iyo maamulka Somaliland ee wadanka Turkey martigalisey.

Dhagayso Warbixinta Doodii Wada hadalka somaliland vs somalia

Prof. Abdirashiid Hambuse ayaa sheegey sababta Dowlada Federalku ugu gacan seedhey dalabkii maamulka somaliland layimaadeyn miiska wada xaajoodka ee ahaa in laga saaro ergeda dhalasho ahaan kasoo jeeda degaanada waqooyiga  eeytahey dhamaadkii kool kooliskii Madaxweyne Hassan Sh. Mohamud kool koolin jirey maamulka Somaliland lanagaarey waqtigii lagala hadli lahaa masiirka degaankaasi dadka eey khuseeyso.
Sidoo kale Prof. Xaamud Maasheeye ayaa sheegey in markii horeba eey khlad aheyn in Dowlada federalka kala shirto gobolada reer waqyooyi beel ama koox gaar ah taasina waa waxa keeney in nimanka beesha dhexe eey ismoodaan waxeysan aheyn yiraahdaana hebal iyo hebal halaga saaro waayo dookheyna ma’aha. balse hadii eey Dowlada federalka Somaliya goroowsatey khaladaadki eey horey ugashey diyaarna utahey sixitaaniisa.
Hadaba kadhageyso xog badan oo labada aqoonyahan kabixiyeen arimaha gobolada waqooyi, Maamulada kaijira iyo cida lagala hadlaayo masiirka Goladadaas adigaa yaabi doona.
Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply