Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha(DFS) Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha(M-Khaatumo) Galaydh oo ku kulmay Villa Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Galayr.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr oo ay weheliyeen mas’uuliyiin reer Khaatumo ah ayaa waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabiley madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo kawada hadlay xaalada guud ee dalka Soomaaliya iyo sidii loo samayn lahaa iskaashi iyo wada-shaqayn buuxda oo dhexmarta labada dhinac. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka xukuumada Soomaaliya Dr. Cali Axmed Jaamac (Jengeli).

Kulanka maan ayaa ahaa mid la sugayay mudo ku dhaw sanad, iyada oo ay haatan Maamulka Khaatumo sitoos ah ugu biiray maamulada loo sameenaya Jamhuuriyada Soomaaliya. oo ay meesha ka bixidoontoSandareeradii lagu haystay qaybo kamida deeganada Khaatumo.

Adam Jama Ahmed Muqdisho Soomaaliya.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply