Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madal laysku arkay Beesha Axmed Garaad oo ku caano shubatay Garaad Magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Khaatumo State

Waxaa dhawaanadan ka socotay Magaalada Buuhoodle qabanqaaabada ay beesha Axmed Garaad doonayeen inay ku caleemo saartaan Garaadka u badalilahaa Alle Ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Duraan oo dabayaaqadii bishii July  2014 ku geeryooday magaalada Buuhoodle. Garaadka maanta lagu caano shubayay ayaa la dhashay  Garaad Cabdilaahi oo la yidhaahdaa Garaad Cabdirisaaq  Garaad Soofe Duraan.  Hadaba naladaawada Xafladaa oo ay goobjoog ka ahaayeen Maamulka Khaatumo iyo salaadiin Soomaaliyeed.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply