Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Nabadgalyadii Ceerigaabo oo Cereldheer kasii Shalwanasa(Naaleye Axmed-vs- Habaryoonis)

Kadib Riditaankii la riday dawladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 dii ayaa waxaa tacadiyo aargoosiya ka geystay deegaanada Gobolka Sanaag jabhada SNM oo markaa gacanta ku dhigtay Gobolada Waqooyi Galbeed, Awdal iyo qaybo kamida Gobolka Togdheer.

Jabhadan ayaa si arxandaro ah u gumaaday Odoyaal ay Naaleeye Axmed ahaa oo ay Heshiis ugu yeedheen Buurcaano, sidoo kalena maalin Ciida salaadii ciida Gaadmo ku laayay dad shacab ahaa oo salaada ciida ku jira dadkaa oo tiradoodu 83 kor u dhaafasay kanasoo jeeday beesha Naale Axmed.

Cadaawadahaa qaawan ee ay geesanayeen jabhada SNM ayaa hadana Beesha Naale Axmed   ogolaatay in Nabadgalyo lagula noolaado dadka deegaanka  ee beesha Habaryoonis, Hadaba maxaa is badalay maaanta 24 sanadood dabadeed naladaawo meeesha ay Nabadgalyadii Ceerigoobo kasii Daadagaso.

Jawaabtii Naale Axmed

 

Hanjaabaadii Habaryoonis

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply