Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Dhalasho: Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden oo wiil ugu dhashay magaalada Jabuuti.

Waxaa shalay oo bishu ahayd January 1st sanadka cusub ee 2015 wiil ugu  dhashayMagaalada jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Djibouti Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden, wiilkaas oo loo bixiyay Ahmed  Waxaan leenahay  soo barbaar oo noqo kii anfaca Dalkiisa, dadkiisa iyo Diintiisaba Aamiin.

Sidoo kale Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Ceegaag.com ayaa hambalyo aan lasoo koobi karin hawada u madhinaya Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden, oo wiil ugu dhashay magaalada Jabuuti. Waxaan leenahay  soo barbaar oo noqo kii anfaca Dalkiisa, dadkiisa iyo Diintiisaba Aamiin.

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply