Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Koorsada Horumarinta Ubadkaaga

 

Marka ay taariikhdu tahay January 6-8, 2015, Ustaad Ismaaciil Miicaad ayaa magaalada Boston, MA ku qaban doona (inshaa’ Allah) “Koorsada Horumarinta Ubadkaaga.” Waa koorso waalidiinta loogu talo galay.

Goobtu waa ISBCC, goortuna waa 5:00 PM to 8:30 PM.

Ustaad Ismaaciil waa aasaasaha Qoys Training Center, waa na tababare Yurub iyo Woqooyiga Ameerika si weyn looga yaqaanno; oo koorsooyinkiisa si weyn looga faa’idaystay. Fadlan Fardowsa (eeg sawirka hoose) kala xiriir wixii faahfaahin ah ee koorsadan ku saabsan.

Sida kale, halkan ka dhegayso wareysi ay toddobaadkan VOA-SOMALI la yeelatay Ustaad Ismaaciil Miicaad.

.

.

.

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply