Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne Siilaanyo iyo Suldaan Wabar oo hanjabaado hawada isu mariyay. Daawo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Suldaan Wabar ayaa warbaahinta isku dhaafsaday hadalo kulkulul kadib markii madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay Suldaanka inuu yahay shaqsi qaran dumis ah sheegna in ay gacan bir ah ku qabanayaan.

Sidoo kale Suldaan Wabar oo jawaab ka bixiyay hadalka Siilaanyo ayaa ku tilmaamay mid waqtigiisu dhacay diyaarna u yihiin inay iska difaacayaan maleeshiyaadka Somaliland.

http://youtu.be/UowZr7xs0Pg

www.ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply