Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Khudbadihii Golaha Dhaqanka ee Khaatumo & Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo MD Caga Lule Daawo(Wariye Axmed Maxamed Nadiif)

Magaalada Buuhoodle oo Maalintii Shalay lagu Caleema Saaray Garaadka Guud ee Gobolka Cayn Garaad Cabdirisaaq Garad Soofe ayaa dadkii Madasha ka Hadlay Waxaa ka mid ahaa Golaha Dhaqanka ee Maamulka Khaatumo oo u ugu Horeeyo Garaad Jaamac Garaad  Cali Iyo Isimo Kale.

Dhinaca kale Waxaa isna halkaas Khudbad Qiimo Badan kasoo Jeediyey Madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Khaatumo State Cabdalle Maxamuud Cali Haybe Caga Lulle oo ku Hadlayey Afka Dawlada Khaatumo State. Dhinaca kale Garaadka Cusub Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Caleema Saarka ka dib hadlay ayaa Sheegay inuu u Mahad Celinayo Cidkasta oo Xaflada kasoo Qayb Gashay Gaar ahaana Isimadii Soomaaliyeed ee Marti Sharafka ahayd. Ugu Danbayntii Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa ugu Baaqay Beelaha Deegaanada Khaatumo State in ay Gacmaha is Qabsadaan isla Markaasna ay Midoobaan Dal iyo Debadba.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply