Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Darwiish TV oo booqasho uu ku tagay degmada Ceegaag ka diyaariyay Muuqaalo xiiso leh oo ka hadlaya barwaaqada, beeraha iyo horumarka ay ku talaabsatay magaalada Ceegaag ee gobolka Cayn. Magaalada…
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa shir warbixin ah siin doona Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Caasimada Washington DC iyo Nawaaxigeeda shirkaa soo uu kaga xog warami doono xaalada dalka guudahaan gaar…
Waa khudbad taariikhi ah oo Siad Ali ka jeediyey guushii uu ka soo Minneapolis school board , ILLAAHAY ha kuu fududeeyo howshaas aamiin. Post by Shekh Somali. ceegaag.com…
Deegaanada Khaatumo oo ay ka socoto dhismaha Maamulka iyo gaadhsiinta heer Tuuklo Maamulka ay wadaan Masuuliyiinta Khaatumo iyada oo ay tahay markii ugu horeesay ee deegaano badan la gaadhsiiyo nidaamka…
Malifsiga Idoor waxaa kujira mudacyo Tiitiine Ceegaag.com…
Mogadishu, 02 November 2014 –Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidammada…
Wasiirka arimaha bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo Mudane Faarax Cade Faarax ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Kalsan kaga hadley Shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa, dagaalada ka dhaxeeya maamulada Khaatumo…
Jaaliyada Khaatumo ee gobolka Minnesota oo uu horkacayo madaxweynihii hore ee Khaatumo State Col. Maxamed Yuusuf Jaamac (indhosheel) ayaa Madaxweyna Cali Khaliif Galaydh si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis.…
Awood qaybsiga Puntland Ma Xaqbaa (Daawo Wareysi xiiso leh) …
Maydka Taliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa manta loo qaaday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya si baadhitaan loogu soo sameeeyo. Daawo.…
Maamulka Khaatumo ayaa isaga ah mid aan wax luga kulahay jidgooyada Bada ee ay sameeyaan maamulada ka jira Soomaaliya Qaarkood kuwooda Xeebta Xadka la leh ayaa waxaana lagu casuumin Shirkaa,…
Liiska dadka loo xirxiray sumeeyntii Taliyaha Boliiska -Maqaayadii uu ka cabay -“dhaqtarkii iyo Farsamada Ruuxaanta Damujadiid u khaariyeen” Waxyar kadib markii la xaqiijiyay inuu Geeriyooday Taliyahii Boliiska Jeneral Mohamed Hassan waxaa Isbitaalka…
Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Gudoomiyaha Bankiga aduunka ayaa booqday xerada Dhadhaab shalay galinkii dambe. Waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay xerada qaxootiga Ifo. Gudoomiyaha bankiga aduunka Jim Yong Kim, ayaa sheegay…
Waxaa Goor dhaw Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho soo gaartay diyaaradii waday Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon, oo isagu kormeero ku kala bixinaayay qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wafdiga…
Shacabka gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo ka soo hanbaaburaya Riyadii Goosashada o gaadayna in ay u hohgaasami doonaan rabitaanka reer Koonfureedka iyaga oo ka liita 1960 kii. ceegaag.com…
Mogadishu,27, October 2014–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha…
Xildhibaan Cabdullaahi Xasan Dhooble oo ka mid ah xildhibaanada Khaatumo ee ku jira Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka badbaaday isku day dil kadib markii gaari uu saarnaa ay rasaas…
Kulankan oo ay isgu yimaadeen Wasiirka Macdanta iyo Khayraadka maamulka Khaatumo, Wasiir ku xigeeno, Saraakiisha Ciidanka, Waxgaradka deegaanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka dhacay Magaalada Boocame kaasoo hoosta…
Hanaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya waa mid maraya meel xasaasi ah,waxaana haboon in la dhawro dastuurka & sharciga dalka u degan. Masuulka kasta oo maqaam sare ka…
Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr wasiir la isku beddelay xilalkooda. sidoo kale wasiir ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal ayaa xilalka loo kala wareejiyay. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali…
Figradihiina