Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 75)

Bulxan iyo Gurxan Ebola oolaga helay Askarta Afrikaanka ee Soomaaliya loo soo waday

Bulxan iyo Gurxan Ebola oolaga helay  Askarta Afrikaanka ee Soomaaliya loo soo waday

Waa Qiso Xiiso Badan ee Nala Daawo (SooRoga —-Ebola Bulxan & Gurxan 1) Askar loosoowaday Soomaaliya oo laga keenilahaa wadanka Siiraliyoon ayaa laga helay cudurka dilaaga ah EBOLA ee dhawaan…

Shacabka Buuhoodle oo ka biyo diiday Socdaalka Horgalada Maamulka Puntland

Shacabka Buuhoodle oo ka biyo diiday Socdaalka Horgalada Maamulka Puntland

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle. Aritaan ayaa waxay Timid kadib markii Magaalada ay soo…

Weerar toogasho ah oo ka dhacay xarunta Baarlaamanka ee dalka Kanada.

Weerar toogasho ah oo ka dhacay xarunta Baarlaamanka ee dalka Kanada.

Weerar geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacday xarunta barlamaanka ee Magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ka dib Markii rag hubeysan oo loo maleynayo in ay gaarayaan ilaa…

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Jig-jiga ee Dalka Itoobiya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ka mid ahaa waxgaradka Khaatumo ee…

Daawo Waxqabadkii iyo Taariikhdii Kacaankii 21-ka Octoobar.

Daawo Waxqabadkii iyo Taariikhdii Kacaankii 21-ka Octoobar.

Dowladdii Kacaanka ee dalka Soomaaliya, mudadii 21-ka sanadood xukumeysay waxa ay gaadhsiisay horumar la taaban karo kuwaasoo laga xusikaro qodobadan hoos ku qoran, sidoo kale barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo…

Daawo Universal TV oo wareysi la yeeshay Safiirka Dowladda Britain u qaabilsan Somalia.

Daawo Universal TV oo wareysi la yeeshay Safiirka Dowladda Britain u qaabilsan Somalia.

Tv-ga Universal ayaa wareysi xiiso badan la yeeshay safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya kaas oo ka Hadley siyaasada dowladda Ingiriiska ay ka leedahay Soomaaliya, doorashada 2016-ka, kufsiga ciidamada Amisom,…

Daawo Hagardaamada Beesha Caalamka ay ku hayso Ummada Soomaaliyeed.

Daawo Hagardaamada Beesha Caalamka ay ku hayso Ummada Soomaaliyeed.

http://youtu.be/zWmL4WK046U…

Madaxweyne ku- Xigeenka Maamulka Khaatumo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Columbus

Madaxweyne ku- Xigeenka Maamulka Khaatumo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Columbus

Daawo…

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska

Paris: October 17, 2014- Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande, ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Labada Madaxweyne waxay ka wadahadleen…

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyada Aroos oo loo dirayo C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag. Tahniyada waxaa dirayaa dhamaan ehelka caruuska iyo caruusada  oo kala jooga…

Qodobada ay ku heshiiyeen dowladda dhexe iyo Maamaulka Puntland

Qodobada ay ku heshiiyeen dowladda dhexe iyo Maamaulka Puntland

Shirka dowladda dhaxe ee Soomaaliya iyo Maamulka Puntland uga socday  magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa ka soo  baxay 12 qodab  oo dhaxgal u ah dowladda Federaalka…

Waftigii uu Hogaaminayay Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh oo gaadhay Fadhiga Boqortooyada Daarood ee Qardho

Waftigii uu Hogaaminayay Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh oo gaadhay Fadhiga Boqortooyada Daarood ee Qardho

Waxaa maanta magaalada Qardho soo gaaray wefdi balaaran oo hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha Somalia C/weli Shiikh iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wefdigaani ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweyne ku…

Banaanbax weyn oo shacabka Gobolka Cayn ku taageerayeen Ciidamada Khaatumo isla markaana ku cambaareeyeen Maamulada PL & SL oo lagu qabtay Buuhoodle.

Banaanbax weyn oo shacabka Gobolka Cayn ku taageerayeen Ciidamada Khaatumo isla markaana ku cambaareeyeen Maamulada PL & SL oo lagu qabtay Buuhoodle.

Hambalyo Aroos; Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga.

Hambalyo Aroos; Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  October 12th sanadka 2014 Arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein. Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka,…

Politician for Rent: Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikh-du qeexday iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Daawo.

Politician for Rent: Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikh-du qeexday iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Daawo.

Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikhdu qeexday Darjiidhka siyaasadeed ee kala goooshida Somaliland iyo Puntland iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Halkan Hoose ka Daawo Horgale Xaabsade oo ka hadlaya…

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda Puntland oo ka qaybgalay munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 60aad ee xuska maalinta Calanka Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda Puntland oo ka qaybgalay munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 60aad ee xuska maalinta Calanka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxda dowlad gobolleedka Puntland ayaa si wadajir ah uga qeyb-galay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland munaasibad lagu maamuusay xuska maalinta…

Maalinta Calanka oo si weyn looga xusay gobolada dalka Soomaaliya.

Maalinta Calanka oo si weyn looga xusay gobolada dalka Soomaaliya.

Munaasabado aad u qurux badan oo lagu weyneynayo maalinta calanka ayaa maanta lagu qabtay qaar badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlay taarkiihdii uu…

Madaxweyne Xasan “Intii aan ku sugnaa dhulka barakeysan waan u soo duceeyay Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan “Intii aan ku sugnaa dhulka barakeysan waan u soo duceeyay Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Xasan Sheekh…

Madaxwayne Cali Khaliif oo lakulmay dhalinta uu mustaqbal kooda Raadinayo

Madaxwayne Cali Khaliif oo lakulmay dhalinta uu mustaqbal kooda Raadinayo

kadib markii uu soo gabo gabeeyay Safar uu madaxwayne Cali Khaliif ku marayay deegaanada hoos yimaada Gobolka Cayn ayaa waxa u dib ugunoqday deegaanka Saaxdheer halkaa oo lafilayo inay dardar…

Madaxwayne Galaydh oo wadahadalada Somaliland sharuud ku xidhay

Madaxwayne Galaydh oo wadahadalada Somaliland sharuud  ku xidhay

Mar uu warbaahinta La hadalay Madaxwaynaha Khaatumo ayuu sheegay in aysan suuro gal ahayn marnaba inuu dhaxal Inan gumaydnimo uga tagi doonin Ubadka Soo koraya. Isaga oo ugu Baaqay inay…