Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Waxqabadkii iyo Taariikhdii Kacaankii 21-ka Octoobar.

Dowladdii Kacaanka ee dalka Soomaaliya, mudadii 21-ka sanadood xukumeysay waxa ay gaadhsiisay horumar la taaban karo kuwaasoo laga xusikaro qodobadan hoos ku qoran, sidoo kale barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaalo cadeynaya waxqabadkii Kacaanka ee uu hogaaminayay ALLE ha u naxariistee Marxuum Maxamed Siyaad Barre.

QODOBADII KACAANKU HIRGELIYAY:

1- Qorista Afka Soomaaliga oo maanta laga isticmaalo 5-ta Soomaaliya
2- Dajintii dadkii Soomaaliyeed ee ku tabaaloobey Abaartii Dabadheeer
3- Horumarinta iyo Wacyigalinta Bulsha weynta soomaaliyeed
4- Dhiirigelintii ka bixida ma shaqeystenimada
5- Xoreyntii Soomaligalbeed oo aaheyd guul weyn
6- Ka mid noqoshadii Jaamicadda Carrabta
7- Ka qeybgalkii Ciidamada Soomaaliyeed Xoriyo gaarsiinta dalalka Africa
8- Ololihii iskaa wax u qabso ee dalka lagu dhisay
9- Horrumarinta Arrimaha Bulshada
10- Abuursitii Jaamacadaha
11- Dhismaha Dugsiyo (School) farabadan
12- Baahinta Waxbarshada
13- La dagaalanka Jahliga
14- Dhowrista Bee’ada (Environment)
15- La dagaalanka Akhris-qorid la’aanta

Daawo Qaybta 1aad.

Daawo Qaybta 2aad.

Daawo Qaybta 3aad

Daawo Qaybta 4aad

Daawo Qaybta 5aad

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply