Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maalinta Calanka oo si weyn looga xusay gobolada dalka Soomaaliya.

Munaasabado aad u qurux badan oo lagu weyneynayo maalinta calanka ayaa maanta lagu qabtay qaar badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlay taarkiihdii uu lahaa maalinta calanka, maadaama ay maanta ku beegantahay sanad guuradii 60-aad ee ka soo wareegatay markii la aqoonsaday calanka.

Calanka Soomaaliya ayaa astaan u ah halgankii halgameyaashii hore ee Soomaaliya ay la galeen gumeystayaashii reer Yurub, 1954-tii ayey aheyd markii ugu horreeysay ee la sameeyey Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply