Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 76)

Ambassador Mohamed Osman Omar oo ku geeriyooday magaalada London.

Ambassador Mohamed Osman Omar oo ku geeriyooday magaalada London.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay magaalada London ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Ambassador Mohamed Osman Omar oo ahaa rug cadaa Diplomaasi oo…

Madaxwayne ku xigenka Maamulka Khaatumo & Wafdi Lagu soo Dhoweeyay magaalada Nariobi (Daawo)

Madaxwayne ku xigenka Maamulka Khaatumo & Wafdi Lagu soo Dhoweeyay magaalada Nariobi (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya soo Gaadhay Wafdi Ka kooban  Madaxwayne ku xigeenka Maamulka khaatumo Cabdul Gagole, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka khaatumo iyo Madaxwaynihii hore maamulka…

Madaxwayne Cali Khaliif Oo soo Gaadhay Deeganka Xamar-Lagu-Xidh Shacabkana ugu hanbalyeeyay munaasabada Ciidul Odxiyada

Madaxwayne Cali Khaliif Oo soo Gaadhay Deeganka Xamar-Lagu-Xidh Shacabkana ugu hanbalyeeyay munaasabada Ciidul Odxiyada

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Prpf Cali khaliif Galaydh ayaa maanta galinki danbe soo gaadhay gobolka Cayn gaar ahaana magaalada maxar – lagu xidh halkaas oo lafilayo inuu ugu saoo gudbo Buuhoodle…

Dulmiga Dahsoon Dhibkii Garay Saynab Subciyow iyo sidii dhulkeeda loo boobay “Tarsan ayaa siiyay Abuukar Cumar Cadaan’

Dulmiga Dahsoon Dhibkii Garay Saynab Subciyow iyo sidii dhulkeeda loo boobay “Tarsan ayaa siiyay Abuukar Cumar Cadaan’

Maamo.Seynab Maxamed Maxamud “Subciyoow” oo ah Hooyo Soomaaliyeed dulman oo u hadashay qoysas si sharci daro dhul ballaaran oo ku yaal degmada Shibis, gaar ahaan Isgoyska Sanca uu xoog ugu qaatay Ganacsade…

Arday Soomaaliyeed oo maadada Masterka ku qaadatay arin ugub ku ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Arday Soomaaliyeed oo maadada Masterka ku qaadatay arin ugub ku ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Maalin waliba Shacuurteed leh, 30-09-2014 waxa ay aheyt maalin iiga duwen maalmaha, mana qiyaasi karo waxa aan ku sifeyn lahaa, laakiin  aan iraahdo waa maalintii aan garay darajada labaad ee…

Edmonton Somali leaders denounce warning local men are being recruited by ISIS.

Edmonton Somali leaders denounce warning local men are being recruited by ISIS.

Local leaders, youth and parents from Edmonton Somali community rallied together Monday to condemn a letter released last week that said at least six local men have been recruited by…

Faarax Cade Faarax oo xalay kulan la qaatay ardeyda jaamacada bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle.

Faarax Cade Faarax oo xalay kulan la qaatay ardeyda jaamacada bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle.

Wasiirka arimaha bulshada maamulka Khaatumo Faarax Cade Faarax oo ay wehlinayeen masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Khaatumo ee Gobolka cayn ayaa waxay xalay kulan balaadhan la qaateen ardeyda Jaamacada…

Aas aasihii Olympic-ada Soomaaliya oo baaq u diray dowladda

Aas aasihii Olympic-ada Soomaaliya oo baaq u diray dowladda

Aas aasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin…

Shirkii Xornimo Doonka Ogaadeeniya ee sanadkan oo lagu Falanqeeyay Tvga Turkiga

Shirkii Xornimo Doonka Ogaadeeniya ee sanadkan oo lagu Falanqeeyay Tvga Turkiga

Qatari women’s basketball team withdraws from Asian Games over headscarves

Qatari women’s basketball team withdraws from Asian Games over headscarves

The motto of the 2014 Asian Games in Incheon, South Korea, is “Diversity Shines Here,” but basketball’s governing body is not bending any rules to live up to the creed.…

Munaasabad lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo Muqdisho lagu qabtay. Daawo

Munaasabad lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo Muqdisho lagu qabtay. Daawo

Munaasabadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka qeybagalay Goloha dhaqanka ee maamulka Khaatumo, Xildhibaano, Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Madaxmed Yuusuf Indhasheel, Odayaal iyo dadweynaha kale oo munaasabadaasi lagu…

Prominent Muslim Sheik Issues Fatwa Against ISIS Violence

Prominent Muslim Sheik Issues Fatwa Against ISIS Violence

In a speech before the U.N. General Assembly laying out a blueprint for the global battle against the group that calls itself the Islamic State, President Obama called on the…

Walaalkay Cabdi-Saciid ee Maka-Almukarama aan isku baranay maxaa ku kalifay Buugiisa inuu ku aflagaadeeyo Nebi-Maxamed (CSW) iyo asxaabtiisa:Qalinkii:Sheekh Maxamed Idiris

Walaalkay Cabdi-Saciid ee Maka-Almukarama aan isku baranay maxaa ku kalifay Buugiisa inuu ku aflagaadeeyo Nebi-Maxamed (CSW) iyo asxaabtiisa:Qalinkii:Sheekh Maxamed Idiris

Markii aan arkay buugga magaca korkiisa ku qoran, waxaan rumaysan waayey inuu yahay ninkii aan ku aqaanay, Makka Al Mukarramah, Sanada Badan aan isla deganayn, oo isku naqaaney!! Si aan…

Aqoonyahan Abdisalan Xaaji Ismail Yusuf oo soo bandhigay Sir ku saabsan boobka khayraadka Soomaaliya.

Aqoonyahan Abdisalan Xaaji Ismail Yusuf oo soo bandhigay Sir ku saabsan boobka khayraadka Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Arimaha bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle si diiran loogu soo dhaweeyay wasiirka arimaha bulshada ee maamulka Khaatumo State of Somalia Mudane Faarax Cade Faarax. Faarax Cade Faarax ayaa meel 15 km u…

Aamina Weheliye Waraysi Rasmiya ka qaaday RW Cabdiwali Arimaha khaatumo iyo Somaliland oo Federalka

Aamina Weheliye Waraysi Rasmiya ka qaaday RW Cabdiwali Arimaha khaatumo iyo Somaliland oo Federalka

Wariye Aamina Muuse Weheliye oo Asay dalka u sidata ayaa su’aalo rasmiah ku garaacday Raysalwasaare Cabdiwali Sheekh iyada oo markii u horeesay uu ku dhawaaqay kalmadii ay Ceegaag.comkasugasay ee Gobolka…

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Maanta oo aytaariikhdu ku beegantahay 18/09/2014ka ayaa waxaa hal urur ku midoobay labadii urur ee kala ahaa ururkii midowga indhoolayaasha soomaaliyeed iyo  ururka indhoolayaasha soomaaliyeed  kuwaas oowada qaatay magaca SOMALI…

Gabadh waydiisay RW Cabdiwali Su’aal ah waxa uu uga hadli la’yahay Khaatumo

Gabadh waydiisay RW Cabdiwali Su’aal ah waxa uu uga hadli la’yahay Khaatumo

Raysalwasaare Cabdi wali Sheekh ayaa ka meermeerastay in badan inuu ka hadlo arimaha Khaatumo balse Gabadh ayaa su’aashay waxa ay dawladiisu ka aaminsan tahay Khaatumo Jawaabtii Waa tan. Daawo Ceegaag.com…

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo. Shirweynaha waxaa goob joog ka ahaa xubno…

Daawo: Warbixin Perth Australia oo si aada looga Taageero Khaatumo State Of Somalia

Daawo: Warbixin Perth Australia oo si aada looga Taageero Khaatumo State Of Somalia

  Ceegaagcom…