Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Arimaha bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle si diiran loogu soo dhaweeyay wasiirka arimaha bulshada ee maamulka Khaatumo State of Somalia Mudane Faarax Cade Faarax.

Faarax Cade Faarax ayaa meel 15 km u jirta magaalada Buuhoodle  kaga hortagay dadweyne aad utiro badan oo ruxaya caleemo qoyan iyo sidoo kale masuuliyiinta golaha deegaanka Buuhoodle, xildhibaano katirsan maamulka Khaatumo State  iyo wax garad kale.

Hoos ka Daawo Video-ga soo dhaweynta.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply