Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 78)

Daawo: Xaflad lagu soo dhaweynayay madaxweynaha cusub ee Khaatumo oo Hollanad ka dhacday By Somnewstv

Daawo: Xaflad lagu soo dhaweynayay madaxweynaha cusub ee Khaatumo oo Hollanad ka dhacday By Somnewstv

Ceegaag.com…

Boston: Xafladii Lagusoo dhaweenayay Maamulka Cusub ee Khaatumo oo dhacasa Axada 31 ka bishan August ee ha moogaanina

Boston: Xafladii Lagusoo dhaweenayay Maamulka Cusub ee Khaatumo oo dhacasa Axada 31 ka bishan August ee ha moogaanina

Kadib markii lagu guulaystay in la dhamaystiro Maamulka Khaatumo  ayaa waxaa dunida daafaheeda ka dhacaya Dabaaldagyo lagu soo dhaweenayo Maamulkaa. Jaalida Soomaalida Badankeeda ee ku dhaqan magaaladan Boston ayaa samaynaya…

Abwaan Ikhyaar Xasan Muxamed oo u gabyay Khaatumo iyo Maamulkeeda cusub

Abwaan Ikhyaar Xasan Muxamed oo u gabyay Khaatumo iyo Maamulkeeda cusub

Abwaankan  Ikhyaar Xasan oo ku caan baxay guubaabada umada Soomaaliyeed inay ka gilgishaan gumaystaha kiisa guunka ah, kuwa gaamuray iyo kuwa wali kusoo gudaya maanta ayaa gabay u tiriyay Khaatumo iyo…

Jaaliyada Soomaalida reer Holland oo xalay xaflad taageero ah u dhigay Khaatumo State of Soomaaliya

Jaaliyada Soomaalida reer Holland oo xalay xaflad  taageero ah u dhigay Khaatumo State of Soomaaliya

Sidii loo doortay Baarlamaan iyo xukuumad rasmi ah oo maamusha deegaanada SSC ee loogu wanqalay Khaatumo State of Soomaaliya ayaa waxaa socda ama ka dhacaya daafaha dunida xaflado loogu damaashaadayo…

Madaxwaynaha Khaatumo S/land masii joogaso Laascaanood, Xamarna sida ay doonto ha yeesho, P/land na wadahadalbaa noo socda

Madaxwaynaha Khaatumo S/land masii joogaso Laascaanood, Xamarna sida ay doonto ha yeesho, P/land na wadahadalbaa noo socda

Cali Khaliif oo waraysi siiyay VOA ayaa kaga hadlay inuu Laascaanood ka eryi doono ciidamada muqaawalada ah sidoo kalena ka hadlay in Madaxwayne Xasan Sheekh  inuusan ka filayn inuu aqoonsado…

Ugaasyada Khaatumo oo iska diiday Dabagurka Puntland

Ugaasyada Khaatumo oo iska diiday Dabagurka Puntland

Ugaas Cabdirashiid Xasan iyo Ugaas Faarax Maxamuud(Dheere) oo kusugan haatan Saaxdheer ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay yagleelida Maamulka Khaatumo iyo in si buuxda loo garab istaago. Qudbad uu shalay…

Ogaysiin: Xuskii Marxuumad Saado ee reer Boston oo dib loo dhigay.

Waxaa nili ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaalida Boston, in kadib codsi kayimid jaaliyadaha Connenticat,  Maine, iyo Vermont. Sidoo kalena ay magaalada kajiraan muxaadarooyin, Aroosyo, labada wiig ee inagu soo aadan dibloodhigay…

Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo noqday madaxwaynihii 1aad ee rasmi ah maamulka Khaatumo

Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo noqday madaxwaynihii 1aad ee rasmi ah maamulka Khaatumo

Wareegii 1aad ee darashadii madaxwaynenimo ee Maamulka Khaatumo ayaa waxaa ku adkaaday 21 Cod Pro. Cali Khaliif Galaydh halka uu Madaxwaynihii ka hadhay golihii madaxtooyada Khaatumo indho Sheel uu ka…

Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo ku guulaystay doorashadii Gudoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Maamulka Khaatumo

Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo ku guulaystay doorashadii Gudoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Maamulka Khaatumo

Ka dib markii uu  dhamaaday Wareegii Labaad ee Doorshada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo oo ay isugu soo hadheen Ibraahim Maxamuud Guure iyo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan. Ayaa waxaa xilkaa ku…

Dilaagi kala gaabiyay wariyayaasha reer Muqdisho Xanafi Oo sawirkiisa lasoo ban dhigay

Dilaagi kala gaabiyay wariyayaasha reer Muqdisho Xanafi Oo sawirkiisa lasoo ban dhigay

Ninkan oo horay ugu hanjabay wariye Shabakadan Muqdihso uga soo warami jiray naguna qasbay inaanu joojino shaqadii aanu ka bilownay Ceegaag ahaan magaalo madaxda Muqdisho ayaa hada gacanta lagu dhigay…

Politician For Rent: – Maamulka Puntland oo Axmed Cabdi Xaabsade ku soo dhaweeyay Garoowe.

Politician For Rent: – Maamulka Puntland oo Axmed Cabdi Xaabsade ku soo dhaweeyay Garoowe.

Maamulka Puntland ayaa galabta soo dhaweyn balaadhan u sameeyay Axmed Cabdi Xaabsade oo sida la wada ogyahay ka mid ahaa Horgaladii Magaalada Laascaanod gacanta u galiyay Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi…

Col. Max’ed Axmed Xirsi (Cawil) oo 2 bilood ka hor sii sheegay in gobolka Mudug laga goyndoono Puntland.

Col. Max’ed Axmed Xirsi (Cawil) oo 2 bilood ka hor sii sheegay in gobolka Mudug laga goyndoono Puntland.

Waraysi aad u xiiso badan  oo aan la yeelanay labo bilood ka hor Col. Maxamed Axmed Xirsi (Cawil) oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ahaana Duuliye, hadana…

Diyaarada Rajo airline Oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya by Maxamuud Boocame(SOMSAT.tv)

Diyaarada Rajo airline Oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya by Maxamuud Boocame(SOMSAT.tv)

Shirkadda Cusub ee Duulimaadka Diyaaradaha ee Rajo Air ayaa dhawaan Duulimaadyo Cusub ka bilaabi doonta gudaha Soomaaliya, waxaana fadhigeedu noqon doonaa Puntland, iyadoo Diyaaraddu ay Duulimaadyo ku tagi doonto Magaalooyinka,…

Khaatumo oo yagleelatay Baarlamaan

Khaatumo oo yagleelatay Baarlamaan

Wararka ka imanaya Saaxdheer oo ah meesha ay haatan ku shirayaan reer Khaatumo ayaa waxaa shalay lagu yagleelay Baarlamaan uu yeelanaya maamulkan Khaatumo iyada oo ay soo afjarantay wixii loogu…

DAAWO VEDIO: AUN Saado Cali Warsame oo Baroordiiq loogu sameeyay Magaalada Edmonton.

DAAWO VEDIO: AUN Saado Cali Warsame oo Baroordiiq loogu sameeyay Magaalada Edmonton.

ALLAH ha u naxariistee waxaa munaasabd Baroordiiq ah loogu sameeyay Beerta weyn ee Grand Trunk ee ku taala badhtamaha magaalada Edmonton Marxuumad Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd Fanaaniintii…

Afurintii Jaaliayada Islaamka ee duqa Magaalada Boston Mayor Martin Walsh

Afurintii Jaaliayada Islaamka ee duqa Magaalada Boston Mayor Martin Walsh

Afurintii ugu horaysay ee Muslimka Boston loogu qabtay xafiiska duqa magaalada ee City Hall. Ceegaag.com…

Xildhbaan Sheekh Aadan Madeer oo maanta Lagu Aasay Muqdisho

Xildhbaan Sheekh Aadan Madeer oo maanta Lagu Aasay Muqdisho

Waxaa Maanta Qabuuraha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho aas heer qaran ah loogu sameeyay Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo shalay Kooxo hubeesan ay ku toogteen Degmada Xamar Weyne. Aaska Xildhibaanka…

Muqdisho ma aha meel qaranka Soomaaliyeed loogu shaqayn karo kadib dilkii Saado, Xil:Gaandi

Muqdisho ma aha meel qaranka Soomaaliyeed loogu shaqayn karo kadib dilkii Saado, Xil:Gaandi

Waraysi uu bixiyay Xildhibaan Gaandi ayuu ku sheegay in aysan muqdisho ahayn meel qaranka Soomaaliyeed loogu shaqayn karo kadib dilkii waxashnimada lahaa ee lagu dilay SaadoCali Warsame, isaga oo tilmaamay…

Daawo Sawirada sidii looga ciiday Ceegaag

Daawo Sawirada sidii looga ciiday Ceegaag

Iyada oo maanta caalamka si isku mida looga wada ciiday ciidii Soonfureed ayaa si wayn looga ciiday Magaalada Ceegaag. Daawo Sawiradan oo xuquuqdooda leeyahy wariye Cali Dhegjar Ceegaagcom…

Maalinta Ciidda oo si weyn looga Dabaal-dagay Deegaannada Jubbooyinka (DAAWO SAWIRRADA )

Maalinta Ciidda oo si weyn looga Dabaal-dagay Deegaannada Jubbooyinka (DAAWO SAWIRRADA )

yadoo guud ahaan dunida Islaamka maanta looga dabaaldegayo munaasibadda ciidul fitriga ayay bulshada ku dhaqan gobollada Jubooyinka waxa ay manta si weyn ugu dabaaldegeen munaasibadda ciidda barakeeysan ee ciidul fitriga.…