Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Col. Max’ed Axmed Xirsi (Cawil) oo 2 bilood ka hor sii sheegay in gobolka Mudug laga goyndoono Puntland.

Waraysi aad u xiiso badan  oo aan la yeelanay labo bilood ka hor Col. Maxamed Axmed Xirsi (Cawil) oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ahaana Duuliye, hadana ah  Aqoonyahan ku nool Gobolka Alberta ee wadanka Kanada ayaa wareysigaasi kaga hadley xaalada khatar ah ee soo foodsaartay Maamulka Puntland.

Hadaba nala dhageyso wareysiga qaybtiisa labaad ee uu Col. Cawil uu ugu gar dhiganayo Maamulka Puntland.

Qaybta 2aad  Waraysigii Cawil Axmed Xirsi Q-2aad

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply