Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 77)

Taageeradii ugu waynayd Oo Minneapolis Loogu qabtay Madaxda Khaatumo, Pro Cali Khaliif oo ka hadlay

Taageeradii ugu waynayd Oo Minneapolis Loogu qabtay Madaxda Khaatumo, Pro Cali Khaliif oo ka hadlay

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesato ee dalka Maraykanka waxaa ka dhacday xaflad balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen kumaanaan qof oo Soomaaliyeed, kuwaasoo soo buux dhaafiyey Convetion-ka weyn ee bartamaha…

Akhri Jilabada ay kasoo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Khaatumo

Akhri Jilabada ay kasoo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Khaatumo

Akhri Jilibada ay kasoo jeedaan  Golaha Wasiirada ee Maamulka Khaatumo State!   Faarax Cade Faarax ( Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada, Baho-Nugaaleed, Hayaag) Maxamed Cali Cartan Wasiirka Wasarada Arimaha dastuurka iyo…

Jaamacadda Muqdisho oo soo gabagabaysay todobaadka dhaqanka

Jaamacadda Muqdisho oo soo gabagabaysay todobaadka dhaqanka

Waxaa sanad walba ardayda cusub ee kusoo biiraysa Jaamacadda Muqdisho loo qabtaa todobaadka dhaqanka si ardada ay iga dhaxdooda isu bartaan kuna soo bandhigaan hal abuurkooda laguna siiyo casharo kusaabsan…

Shacabka reer Khaatumood oo bilaabay ka feejignaanta dabogurka beelaha hareeraha ka degan. (pland iyo sland))

Waxaa maanta oo jimce ah baaq muhiima soo gaadhsiiyay warbaahinta Ceegaag Beesha Maxamed Garaad ” Bahararsame ” kaas oo ku wajahan Rag beeshan u dhashay oo Garoowe ku sugan inaysan metelin…

History Of Jubaland (Aden Ugaas Baqow)

History Of Jubaland (Aden Ugaas Baqow)

Ceegaag.com…

Warmurtiyeed ay Waxgaradka reer Ceegaag ku beeninayaan war kusoo baxay HC.tv 09/06/2014

Warmurtiyeed ay Waxgaradka reer Ceegaag ku beeninayaan war kusoo baxay HC.tv 09/06/2014

Xiidhiidh ay nala soo sameeyeen waxgaradka iyo cuqaasha degmada Ceegaag ayaa ku tilmaamay wax la’la yaabo warar been abuur ah oo uu faafiyay Telefishanka Home Cable tv kaa soo sheegay…

Sareeye Guute Axmed Saleebaan Dafle Siilanyo iyo Awoowgii Ingiriiska ayay u shaqeen jireen

Sareeye Guute Axmed Saleebaan Dafle Siilanyo iyo Awoowgii Ingiriiska ayay u shaqeen jireen

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Ceegaag.com…

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe

kulankan, ayaa ahaa mid dardaaran loogu jeedinayey guddiga farsamo ee ay Xukuumadda Soomaaliya u xil saartay maamul u sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo guddiga ay si rasmi ah u…

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

Daawo Dayaan, SOMSAT.tv ceegaag.com  …

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Cusub ee Khaatumo oo kadhacday magaalada Boston

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Cusub ee Khaatumo oo kadhacday magaalada Boston

Xafladan oo ay soo agaasimeen Jaaliyada Khaatumo ee reer Boston laguna casuumay dhamaan Jaaliyada Soomaalida ayaa u dhacday sidatan.         Waxaa xaflada daadihinayay Jamaal Yuusuf oo in…

Faraca Xisbiga TAYO ee Boston,US oo Qado Sharaf u sameeyay Aamino Siciid

Faraca Xisbiga TAYO ee Boston,US oo Qado Sharaf u sameeyay Aamino Siciid

Aamino Siciid oo ah Madaxa Xisbiga TAYO ee wadanka Sweden ayaa socdaal shaqo ah oo ay ku soo gaadhay Magaalada Boston ee Cariga dalkan Maraykanka kula yeelatay shir lagu tayeenayay…

Ogaysiis Xaflada Boston: Waa’ san oo Soomaa-liya u baryey! Khaatumo Nabad iyo Midnimo

Ogaysiis Xaflada Boston: Waa’ san oo Soomaa-liya u baryey! Khaatumo Nabad iyo Midnimo

Kadib markii lagu guulaystay in la dhamaystiro Maamulka Khaatumo  ayaa waxaa dunida daafaheeda ka dhacaya Dabaaldagyo lagu soo dhaweenayo Maamulkaa. Jaalida Soomaalida Badankeeda ee ku dhaqan magaaladan Boston ayaa samaynaya…

Hambalyo Arooska Sanadka 2014 oo u dhcay Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys Magaalada Boston(Sawiro)

Hambalyo Arooska Sanadka 2014 oo u dhcay Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys Magaalada Boston(Sawiro)

Faa’iso Aways oo meherkeedu ahaa $100 ayaa iyada iyo saygeeda Cabdiraxmaan Faarax uu arooskii Aroosyadu uga dhacay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Xafladii Meherka oo Ceegaag Goobjoog ka ahayd…

Madaxwayne ku Xigeenka Khaatumo “Caleemo saar waa dhamaday, Dagaal ayaa Dalka oo dhan Loogo saarayaa Maryo calasta SNM”

Madaxwayne ku Xigeenka Khaatumo “Caleemo saar waa dhamaday, Dagaal ayaa Dalka oo dhan Loogo saarayaa Maryo calasta SNM”

Daawo Xigasho: Kalshaale ceegaag.com…

Ceegaag oo Biyo-Macaan laga soo saaray

Ceegaag oo Biyo-Macaan laga soo saaray

Waxaa maanta xadhiga laga jaray Ceelbiyood ay dadku ka cabi karaan oo laga helay Biyo macaan oo sida xareeda oo kale ah. Magaalada oo Ceelkeedii hore uu ahaa midbiyo Qadhaadh…

Ogaysiis Xaflada Khaatumo: oo ay wada qabsanayaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadamada Jarmalka, Baljem, iyo Faransiiska

Ogaysiis Xaflada Khaatumo:  oo ay wada qabsanayaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Wadamada Jarmalka, Baljem, iyo Faransiiska

Waa’ san oo Soomaaliya u baryey! Khaatumo Nabad iyo Midnimo ha moogaanina Jaaliyada Soomaalida Ku dhaqan 3 wadan ee kor ku xusan xafladan oo si darandooriya uga socota Daafahadunida si…

Hambalyo Meher: Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale oo manta meherkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton.

Hambalyo Meher: Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale oo manta meherkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  August 24th sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta dalka Canada Ahmed Cali-Dhoof Abdi iyo Fahima Max’ed Cali Duale. Hadaba Dhamaan Waalidiinta…

Hambalyo Aroos: Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys

Hambalyo Aroos: Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys

Waxaa jimcihii Ogost 22, 2014 magaalada Boston uu meherkoodu ka dhacay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax iyo Faisa Maxamed Aweys. Hambalyayn farxad leh ka dib waxaannu Mudane Cabdiraxmaan Faarax iyo marwadiisa Faisa…

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf oo u jawaabaya Cabdi Good (Mayd-canaante)

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf oo u jawaabaya Cabdi Good (Mayd-canaante)

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf ayaa ka jawaabaya weerar meel ka dhac ah oo Af-Soomaaliga lagaga qaadey barmaamijka Isir-raac ee ka baxa Tv-ga Somali Channel. Hadaba Nala Daawo Jawaabta Abwaan Ciise.…