Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Arooska Sanadka 2014 oo u dhcay Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys Magaalada Boston(Sawiro)

Faa’iso Aways oo meherkeedu ahaa $100 ayaa iyada iyo saygeeda Cabdiraxmaan Faarax uu arooskii Aroosyadu uga dhacay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Xafladii Meherka oo Ceegaag Goobjoog ka ahayd ayaa waxaa marqudha sacabku is qabsaday markii lagu dhawaaqay lacagta Meherka oo ahayd $100 iyada oo layswaydiiyay ma $100,000 tasoo keentay in Sheekh Cismaan oo meherinayay Faa’isa uu ku celiyo lacagta Meherka kadibna sawaxan iyo sacab is qabsaday goobtii hadaba naladaawada sida uu u dhacay Hebeenii Arooska ee Sabtidii Dhawayd.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply