Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne ku xigenka Maamulka Khaatumo & Wafdi Lagu soo Dhoweeyay magaalada Nariobi (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya soo Gaadhay Wafdi Ka kooban  Madaxwayne ku xigeenka Maamulka khaatumo Cabdul Gagole, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka khaatumo iyo Madaxwaynihii hore maamulka Khaatumo Mudane Indhosheel.

Jaaliyaada Khaatumo State ee Magaalada Nairobi ayaa Wafdigan soo dhowayn Ugu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenyatta.

Soo dhowayn kadib ayaa waxaaa Halkaasi Warfdiyeenka Kula hadlay Madaxwayne Ku xigeenka maamulka khaatumo, oo si kooban ugu Warbixiyey Safarkooda.

Maalamaha soo aadan ayaa sidoo kale La filayaa inay Kulamo la qaataan jaaliyada Khaatumo ee Ku sugan dalka Kenya iyadoona aysan meesha ka madhnayn Kulamo Heer caalaami ah oo u qorshaysan.

By- Ahmed  Darwiish  – Nairobi Kenya

Kalshaale

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply