Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faarax Cade Faarax oo xalay kulan la qaatay ardeyda jaamacada bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle.

Wasiirka arimaha bulshada maamulka Khaatumo Faarax Cade Faarax oo ay wehlinayeen masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Khaatumo ee Gobolka cayn ayaa waxay xalay kulan balaadhan la qaateen ardeyda Jaamacada Bariga Africa Faraceeda magaalada Buuhoodle.

Munaasibada ayaa waxaa ka hadlay Bulshada Qaybaheeda kala duwan kuwaasi oo siwayn usoo dhaweeyay Arimaha ay isku taageen Wasiirada Cusub ee Dawlad Goboleedka Khaatumo State, Waxaana Waxgaradka , Macalimiinta iyo Aqoonyahanka halkaasi ka hadlay ay sheegeen “In deegaanku Ubaahnaa dawlad, Dawladuna ay u baahantahay dadkeeda”

Ugu danbayntii ayaa waxaa Munaasibada ka hadlay Wasiirka arimaha bulshada ee maamulka Khaatumo Faarax cade Faarax isagoo ku dheeraaday howlaha adag ee horyaala maamulka Khaatumo.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply