Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Aroos; Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  October 12th sanadka 2014 Arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein.

Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka, Ehelada, Asxaabta arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein  oo Arooskoodu caawa ka dhacay magaalada Jijiga.  WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO AAMIIN…….

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply