Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka arimaha bulshada Khaatumo Faarax Cade Faarax oo wareysi xiiso badan bixiyay. Daawo

Wasiirka arimaha bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo Mudane Faarax Cade Faarax ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Kalsan kaga hadley Shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa, dagaalada ka dhaxeeya maamulada Khaatumo State iyo Somaliland iyo waliba dabandaabiyada maamulka Puntland ku hayo shacabka Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo dhamaystiran.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply