Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Khaatumo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis. Daawo

Jaaliyada Khaatumo ee gobolka Minnesota oo uu horkacayo madaxweynihii hore ee Khaatumo State Col. Maxamed Yuusuf Jaamac (indhosheel) ayaa Madaxweyna Cali Khaliif Galaydh si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis.

Madaxweynaha oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya oo uu booqasho shaqo ku joogay ayaa mid mid u gacan qaaday dadweynihii tirada badnaa ee kaga hortegay gedida diyaadaraha caalmiga ah ee loo yaqaan MSP.

Halkan hoose ka Daawo soo dhaweyntii Madaxweyne Dr. Ali Khalif Galaydh.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply