Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Dhooble oo ka badbaadey isku day dil oo lagu qaarijin lahaa.

Xildhibaan Cabdullaahi Xasan Dhooble oo ka mid ah xildhibaanada Khaatumo ee ku jira Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka badbaaday isku day dil kadib markii gaari uu saarnaa  ay rasaas ku fureen dabley hubeysan oo ku labisnaa direeska ciidamada amaanka ee Soomaaliya.

Mudanahan ayaa ka mid ahaa nidaamiyeyaasha baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo kooxaha hubeysani ay ku rasaaseeyeen xaafadda Taleex ee degmada Hodan, xilli uu ku socday hoteel uu ka deganyahay magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa dhaawac fudud kasoo gaareen weerarkan lagu badh tilmaameydsaday  sida ay sheegeen mas’uuliyiinta ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, mana jirto illaa hadda cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka xildhibaanka.

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply