Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaghayaha Qaramada midoobay Banki Moon iyo Madaxweynaha Bankiga Aduunka Jim Yong Kim oo Muqdisho yimid

Waxaa Goor dhaw Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho soo gaartay diyaaradii waday Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon, oo isagu kormeero ku kala bixinaayay qaar ka mid ah wadamada Afrika.

Wafdiga uu Hogaaminayo Banki Moon ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo xubnaha labada Golle ee Dowladda Soomaaliya.

Xoghayaga Guud ee QM Banki Moon ayaa waxaa Socdaalkiisa ku wahelinaa ya Madaxweynaha Bankiga Aduunka Jim Yong Kim iyo Madax kale.

Dhanka kale kulan ayaa lagu wadaa inuu xarunta Xalane kula yeeshaan Madaxda Soomaalida,islamarkaana looga hadlayo Arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka ka soo cusboonaaday madaxda siyaasadda dalka.

Safarkan ayaa ah kan hakiyay in khilaafka Raysalwasaaraha iyo Madaxwaynaha Soomaaliya faraha ka boxo, balse la dhawrayaa waxa dhaca safarkan dabadeed.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply