Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Khaatumo oo ka maqnaa Shirkii Burcadbadedka ee Isutaga Imaaradka Carabta

Maamulka Khaatumo ayaa isaga ah mid aan wax luga kulahay jidgooyada Bada ee ay sameeyaan maamulada ka jira Soomaaliya Qaarkood kuwooda Xeebta Xadka la leh ayaa waxaana lagu casuumin Shirkaa, dhinaca kale Maamulda Galmudug, Puntland iyo Somaliland ayaa iyaga si habsami ah uga soo qaybgalay shirkaa. Dawlada Federaalka  Soomaaliya ayaa iyadu ah mid aan wali hananin Awooda dalka taasoo keenta in Horjoogayaasha maamulda ay kasoo xaadiraan shirkaa. Daawo Sawirada

Ceegaag.com

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply