Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Darwiish Tv oo muuqaal iyo warbixin xiiso badan ka diyaariyay barwaaqada, beeraha iyo horumarka Degmada Ceegaag.

Darwiish TV oo booqasho uu ku tagay degmada Ceegaag ka diyaariyay Muuqaalo xiiso leh oo ka hadlaya barwaaqada, beeraha iyo horumarka ay ku talaabsatay magaalada Ceegaag ee gobolka Cayn. Magaalada Ceegaag ayaa mudo kooban ku gaadhay horumar dhinacyo badan Taabanaya, Sida Isgaadhsiinta, Waxbarashada, Biyo gelinta iyo dhismayaasha Quruxda badan ee laga hirgeliyo.

Muuqaalkan Darwiish TV kasoo diyaariyay degmada Ceegaag ayaa waxaad uga bogon doontaan Taariikhda magaalada, Xaalada deegaanada ku xeeran oo xiligan Barwaaqo ah, iyo beero ay kasoo baxaan Dalagyo kala duwan kuwaasi oo loo iib geeyo deegaanada Khaatumo.

http://youtu.be/V6visdOzzMY

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply