Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qulqulada Saaxo Kurtumood oo aanu Kawaraysanay Oday-Aqoonyahan Nageeye (Dhagayso)

Magaalada Saaxo ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ka bilowday mashruuc ah Qoriga dhig Qalinka qaado, taasoo sababtay in qurbojoogda deegaanku ku dhiiradaan inay maalgaliyaan iyaga oo ka bilaabay mashaariic horumarineed oo ay ugu abaalgudayaan Shacabka gudaha oo dantooda gartay una jeestay horumarinta naftooda iyo aayo ka talinta ubadkooda taa soo keentay in dadka deegaanku halkii ay horumarka kula tartami lahaayeen weerar dhiig kudaatay ku soo qaadeen. Hadaba si aah wax uga ogaano ayaanu wax kawaydiinay Aqoonyan Nageeye bal in uu noo balbalaadhiyo deegaanka Juquraafi ahaan iyo Shacab ahaan sida dadka iyo deegaanku ugu dhaqan yihiin Mandaqadaa u dhaxaysa hada Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dhagayso Waysiga Oday Nageeye ee Saaxo Kurtumood

Ceegaa.gcom

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply