Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jabhada Xoraynta Awdal oo Digniin Culus u jeedisay Horgalada Gadabuursi ee u shaqeenaya Maamulka Somaliland

Dhaqdhaqaayada milatari ee kacdoonka shacbi ah ayaa ka bilowday deegaanada Awdal State of Somalia ka dib markii ay dantooda ka dhex arki waayeen Maamulka Somaliland oo ay wax ka dhisteen bilowgii 90 meeyadii.

Waxaa isasoo taraya Askarta ku biirasa Jabhada Suldaan Wabar oo ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Xidhiidhsan ee ka bilowda Garoowe ilaa Jabuuti qaybtooda gobolka Awdal.

Hadaba nala daawada Camuudnews oo fariin kasoo duubay Jabhada xornimo udirirka Awdal State.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply